Nobel Institute

Nobel Institute

Share

xarunta tababarada ee Hubaal waa xuran bixisa tabarada kala duwan ee ardayda iyo shaqaalaha
waxaadna ka heleysaa tababar heerkiisa aad usareeya insha allah

09/10/2025

Adduunku wuxuu u baahan yahay samafalayaal xirfad leh, kuwaas oo garanaya sida loo falceliyo marka dhibaato dhacdo.
Bar xirfadaha samatabbixinta, maareynta musiibooyinka, iyo gargaarka baniโ€™aadamnimo

HADDA ISDIIWAN GALI OO KA MID NOQO DADKA KA FAAIDEYSA FURSADAN CAJIIBKA AH

07/10/2025

๐—”๐—ฅ๐—˜ ๐—ฌ๐—ข๐—จ ๐—ฅ๐—˜๐—”๐——๐—ฌ ?
diyaar ma u tahay in aad yeelato aqoonta Humaniterian
Si aad uga mid noqoto dadka u shaqeeyo hayโ€™adaha kala duwan ee ka shaqeeya Humanitarians
Waxaan kuu diyaarinay koorsadii kuu sahli laheed in aad ka mid noqoto dadka u shaqeeyo hayโ€™adaha caalamiga iyo kuwa gudaha
iska diiwaan gali linkigaan hoose
Register NOW

07/09/2025

๐Ÿ“ข Ogeysiis Muhiim ah
PROFESSIONAL CV
Nobel Institute waxa ay ku faraxsan tahay inay kuugu diyaariso Professional CV si waafaqsan halbeegyada caalamiga ah ee qorista CV-yada.
โœ… Waxaa qori doona khubaro ku xeeldheer shaqaaleysiinta iyo wareysiyada shaqada.
โœ… CV-ga waxaa laguugu sameyn doonaa qaab casri ah oo xirfadaysan, si aad mar walba ugu adeegsan karto shaqo dalabkaaga gudaha iyo dibadda.
โœ… Qiimaha adeeggan waa $5 kaliya.
โœ… Waxayna qaadan doontaa waqti kooban in laguu sameeyo CV adiga kaa tarjumaya.
๐Ÿ‘‰ Haddii aad rabto in laguu sameeyo CV xirfadaysan, la soo xiriir:
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: 68 4359111
Nobel Institute โ€“ Mustaqbalkaaga xirfadeed, gacantaada ayuu ku jiraa

09/06/2025

๐จ๐ฎ๐ซ ๐’๐ญ๐ฎ๐๐ž๐ง๐ญ๐ฌ ๐’๐ฉ๐ž๐š๐ค!
We donโ€™t just teachโ€”we transform. One of our brilliant students shares how Nobel Institute helped them step into the world of humanitarian response with confidence and skill.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Hodan Taleex
Mogadishu
252