Eng Omar Abdullah

Eng Omar Abdullah

Share

Baro xirfado naqshadayn oo hal-abuur leh, farsamo leh, isla markaana xirfadnimo ku dhisan muddo 9 bil ah waxana kuu dhigaya anigoo ah Eng Omar +252618048039

12/02/2026

Fahamka Masiirka iyo Cibaadada.
"Gaal iyo muslin waxaan Nahay dad ujeedo loo abuuray hadaan alle meel iska dhigno waxaan ku noolaaneena fikir joogta ha iyo cilmi raadis si aan u nafisno. Mida xigta qofka muslin ka ah marka laga soo tago gaalka wuxuu ku ekaada waxa uu alle u sheegay qaybka ama waxa maqan ma fara gishto inta badan cabsi ilaahy ayaa dib u dhigta aduun ma raadiyo wuu iska farax sanyahy janno ayuu raalli ku yahy .mida xigta gaalada qofwalbo ooo cibaadada alle iskala weenaada ama wax loo jeedo sida samaawaatka ama abuurka Allana leeyahay anaa waxaa soo dhan masuul ka ah kuna abuuray sameeyayna qofkaas waxaa ku dhaca ciqaab alle wax badan ayaa loo furaa aqoon badan lagayaaba inay khayr utahy ama shar u tahy lagu ciqaabaayo qofkii alle u jilicsanaada bad baadaaaya waa taas xaqiiqada. Qof walbana masiirkiisa ayaaa la arki doona taasaana noo cadeeneesa xaqiiqada . Aqoontu ma aha badbaado. Jahli-na ma aha cibaado. Badbaadadu waa: Cilmi Iimaan Is-hoosaysiin. Waa bilowga hanuunka iyo jidka saxda ah ee qofku ku gaari karo nolol iyo aakhiro. Waxaa muhiim ah in qof walba fahmo: masiirkiisa iyo cibaadadiisu waa waxa xaqiiqada ka tarjumaya, aqoontu waa qalab, iimaankuna waa hanuunka, is-hoosaysiina waa albaabka furaha hanuunka.

Want your business to be the top-listed Contractor in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu
JH09010

Opening Hours

Monday 00:00 - 00:00
Tuesday 00:00 - 00:00
Wednesday 00:00 - 00:00
Thursday 00:00 - 00:00
Friday 00:00 - 00:00
Saturday 00:00 - 00:00
Sunday 07:00 - 05:30