Prestige Institute

Prestige Institute

Share

Prestige Institute waxa uu kuu diyaariyay koorsooyinkii aad u baahnayd iyo macalimiin khibrad u Leh maadooyinka ay dhigayaan

12/04/2025

Face two ayaan qaban doonaa maalinta arbacada taariikhdana ay ku beegan tahay 16-04-2025
Wixii faahfaahin ah kala xiriir 619209222 ama 61 3262326

Photos from Prestige Institute's post 10/04/2025

Prestige Institute ayaa maanta seminar u qabtay ardayda shahaadoga ah ee Form Four-ka iyo 8aadka.
Seminar-kan ayaa ku saabsanaa
1. Imtixaanka ka hor ardayga maxaa looga baahan yahay.
2. Isbuuca imtixaanka uu socdo ardayga maxaa looga baahan yahay.
3. Buuga jawaabaha ( Answer sheet ) sidee wax loogu qoraa.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir 619209222 ama 61 3262326

15/03/2025

Ku soo dhawaada π—£π—Ώπ—²π˜€π˜π—Άπ—΄π—² π—œπ—»π˜€π˜π—Άπ˜π˜‚π˜π—².
waxaad ka heli kartaa dhammaan maadooyinka aad u baahan tahay sida Computer-ka, Scientific subjects-ka, luuqadaha, Caafimaadka, iyo fasalo foundations ah. Wixii faahfaahin kala xitiir numberka tirsigiisu yahay 615990012 ama 619209222

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Howlwadaag
Mogadishu
252