KASBO educational Institute
KASBO waa xarun Tabo bar iyo koorsooyinka Gaagaaban lagu qaato sida:Luqada Turkiga, Android, Program
24/03/2019
Fursad Wax barasho
Part-time and Full-time Courses
Bahda waxbarashada jecel waxaa lagu wargelinaa in ay furanyihiin 4 koorso, Is diiwaan gelintu wey socotaa koorsooyinka waxay kala yihiin:
COURSE ONE: JAVA PROGRAMMING LANGUAGE
\___________________________________________/
Duration: 1.5 Month
Start date: 06 April 2019
Days: Saturdays and Sundays
Time: 02:00-03:30
Fee: Free
Course Materials: Pdf, ppt, Softwares are Available
Diploma: Available
COURSE TWO: ANDROID DEVELOPMENT
\____________________________________/
Duration: 1.5 Month
Start date: 01 April 2019
Days: Mondays and Tuesdays
Time: 02:00-03:30
Fee: Free
Course Materials: Pdf, ppt, Softwares are Available
Diploma: Available
COURSE THREE: C++
\___________________/
Duration: 1.5 Month
Start date: 04 April 2019
Days:
Thursday, Time:- 02:00-03:40
Friday, Time:- 08:30-10:30
Fee: Free
Course Materials: Pdf, ppt, Softwares are Available
Diploma: Available
COURSE FOUR: HUMAN RESOURCE MANAGEMENT: HRM
\_____________________________________________/
Duration: 2 months
Start date: 03 April 2019
Day: Wednesday
Time: 02:00-04:00
Fee: FREE
Course Materials: Pdf, ppt
Diploma: Available
Goobta: isgooska Xaawo Taako, agagaarka suuqa weyn ee WADAJIR/Mogadishu.
Contacts: Tell: 0617366298 Gmail: [email protected]
10/11/2018
Waxaa furan Labo Koorso Ee ka faa’iideysi wacan:
1- Java Programming Language:
Duration: 6 Months
Days: Saturday and Sunday
Time: 01:00PM_03:00PM
Course starts: 1 December 2018
2- android development language:
Duration: 6 Months
Days: Monday and Tuesday
Time: 01:00PM_03:00PM
Course starts: 1 December 2018
Ardayga waxaa la siin doonaa dhamaan course materials: Documents, ppt iyo pdf.
Koorsada waxaa xooga lagu saarayaa Qorista iyo sameynta programyada (practical course).
Machadka Waxa uu ku yaalaa Isgooska Xaawo taako, Dagmada Wadajir.
Iska diiwaangeli 0617366298 ama soo gaar xarunta iskuulka.
Mahadsanidiin.
06/11/2018
Bahda Waxbarashada Jecel ee dagan Muqdisho waxaa lagu wargelinayaa in Machadka KASBO albaabada loo furay, Laguna baran doono koorsooyinka gaagaaban sida Luqadda Turkiga iyo programming languages: Java, C # C++, Python, etc.
F.G: Macalimiintu waa kuwa ahal u eh waxa ay dhigayaan.
Isdiiwaangelintu waxay ka socotaa xarunta iskuulka ee yaa lagaa buuxin. Isdiiwaan gelinta iyo Buugaagta waa free. Luqadda Turkiga waa 2 saac maalin walbo iyo 5 bil oo kaliya, buugaagta waa 5 book oo manhajka Turkiga ah. Feega waa $20 bishii.
Ardayda dhameesata waxay awoodeysaa in ay ku hadlaan, qoraan misna fahmaan qofka ku hadlaya af Turkiga.
Mahadsanidiin.
Contacts: 0617366298\ 0617315375 Gmail: [email protected]
Address: isgooska Xaawo-taako, Dagmada Wadajir, Mogadishu.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Website
Address
Wadajir, Xaawo Taako
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 21:00 |
| Tuesday | 08:00 - 21:00 |
| Wednesday | 08:00 - 21:00 |
| Thursday | 08:00 - 21:00 |
| Saturday | 08:00 - 21:00 |
| Sunday | 08:00 - 21:00 |