Qaboojiye HVAC Solutions

Qaboojiye HVAC Solutions

Share

ku soo dhawaada Qaboojiye HVAC Solutions

19/03/2026

𝗖𝗶𝗶𝗱 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗮𝗿𝗮𝗸

Dhammaan bahda Qaboojiye HVAC Solutions waxay farxadda munaasibada Ciidda ugu hambalyeynayaan dhammaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiisheena sharaf leh ee mar waliba innagu xiran.

Farxad, bash-bash iyo barwaaqo ku ciida ciid wanaagsan.

Photos from Qaboojiye HVAC Solutions's post 15/03/2026

EID OFFER!
QIIMO DHIMISTA CIIDA
Macmiil Shirkadda 𝗤𝗮𝗯𝗼𝗼𝗷𝗶𝘆𝗲 𝗛𝗩𝗔𝗖 𝗦𝗼𝗹𝘂𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀 waxay qiimo dhimis aad u balaadhan idin kugu sameysay 𝙈𝙪𝙠𝙚𝙮𝙛yada kala duwan (𝘼𝙞𝙧 𝘾𝙤𝙣𝙙𝙞𝙩𝙞𝙤𝙣𝙚𝙧), qiimo dhimistu waxay soconeysaa muddo gaaban. Waxaa kuula socda: Xiritaan bilaash ah, Dammaanad hal sano ah, iyo Gaas badalid labo jeer ah.
Nagala soo xiriir lambarada hoos ku xusan:
𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: 0629301598
𝗪𝗶𝗰𝗶𝘁𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮: 0771653606

Photos from Qaboojiye HVAC Solutions's post 23/02/2026

FURSADA RAMADANTA.
Waxaa kuula socda: Xiritaan bilaash ah, iyo Delivery free ah.
Nagala soo xiriir lambarada hoos ku xusan:
𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: 0629301598
𝗪𝗶𝗰𝗶𝘁𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮: 0771653606

23/12/2025

𝗞𝘂𝗹𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮 𝘂𝗴𝗮 𝗿𝗮𝘆𝘀𝗼 𝗠𝘂𝗸𝗲𝘆𝗳𝗸𝗮 𝗤𝗮𝗯𝗼𝗼𝗷𝗶𝘆𝗲
Nagala soo xiriir lambarada hoos ku xusan:
0771653606
0621111492
Ama nagu soo booqo xarunteena 𝗤𝗮𝗯𝗼𝗼𝗷𝗶𝘆𝗲 𝗛𝗩𝗔𝗖 𝗦𝗼𝗹𝘂𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀 Bakaaro.

Photos from Qaboojiye HVAC Solutions's post 13/12/2025

𝗞𝘂𝗹𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮 𝘂𝗴𝗮 𝗿𝗮𝘆𝘀𝗼 𝗠𝘂𝗸𝗲𝘆𝗳𝗸𝗮 𝗤𝗮𝗯𝗼𝗼𝗷𝗶𝘆𝗲

Macmiil shirkadda 𝗤𝗮𝗯𝗼𝗼𝗷𝗶𝘆𝗲 𝗛𝗩𝗔𝗖 𝗦𝗼𝗹𝘂𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀 waxaad ka heleysaa dhammaan 𝙈𝙪𝙠𝙚𝙮𝙛yada kala duwan (𝘼𝙞𝙧 𝘾𝙤𝙣𝙙𝙞𝙩𝙞𝙤𝙣𝙚𝙧s).

Waxaa kuula socda: Xiritaan bilaash ah, Dammaanad hal sano ah, iyo Gaas badalid labo jeer ah.
Nagala soo xiriir lambarada hoos ku xusan:
0771653606
0621111492
Ama nagu soo booqo xarunteena 𝗤𝗮𝗯𝗼𝗼𝗷𝗶𝘆𝗲 𝗛𝗩𝗔𝗖 𝗦𝗼𝗹𝘂𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀 Bakaaro.

Photos from Qaboojiye HVAC Solutions's post 03/12/2025

Muraabaxo ku qaado Mukayf

Macmiil shirkadda 𝗤𝗮𝗯𝗼𝗼𝗷𝗶𝘆𝗲 𝗛𝗩𝗔𝗖 𝗦𝗼𝗹𝘂𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀 waxay fursad kuu siinaysaa in aad 𝙈𝙪𝙠𝙚𝙮𝙛 ku qaadato dayn ama Muraabaxo si aad iskaga yar yarayso lacagta.

Waxaa kuula socda: Xiritaan bilaash ah, iyo Delivery free ah.
Nagala soo xiriir lambarada hoos ku xusan:
𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: 0629301598
𝗪𝗶𝗰𝗶𝘁𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮: 0771653606

Photos from Qaboojiye HVAC Solutions's post 17/11/2025

𝗠𝘂𝗸𝗮𝘆𝗳𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗖𝗮𝘀𝗿𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝗲𝗲 𝗤𝗮𝗯𝗼𝗼𝗷𝗶𝘆𝗲 𝗚𝘂𝗿𝗶𝗴𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗞𝘂 𝗥𝗮𝗮𝘅𝗮𝘆𝘀𝗼.

Macmiil shirkadda 𝗤𝗮𝗯𝗼𝗼𝗷𝗶𝘆𝗲 𝗛𝗩𝗔𝗖 𝗦𝗼𝗹𝘂𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀 waxay kuu keengay noocyada kala duwan ee 𝙈𝙪𝙠𝙚𝙮𝙛ka oo aad u isticmaali karto Gurigaaga, xaruntaada ganacsi, xafiiyada ama Masjidka.

Waxaa kuula socda: Xiritaan bilaash ah, Dammaanad hal sano ah, iyo Delivery free ah.

Nagala soo xiriir lambarada hoos ku xusan:
𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: 0629301598
𝗪𝗶𝗰𝗶𝘁𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮: 0771653606

11/11/2025

𝗞𝘂𝗹𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮 𝘂𝗴𝗮 𝗿𝗮𝘆𝘀𝗼 𝗠𝘂𝗸𝗲𝘆𝗳𝗸𝗮 𝗤𝗮𝗯𝗼𝗼𝗷𝗶𝘆𝗲
Macmiil shirkadda 𝗤𝗮𝗯𝗼𝗼𝗷𝗶𝘆𝗲 𝗛𝗩𝗔𝗖 𝗦𝗼𝗹𝘂𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀 waxay qiimo dhimis kuugu sameysay 𝙈𝙪𝙠𝙚𝙮𝙛yada kala duwan (𝘼𝙞𝙧 𝘾𝙤𝙣𝙙𝙞𝙩𝙞𝙤𝙣𝙚𝙧).
Waxaa kuula socda: Xiritaan bilaash ah, Dammaanad hal sano ah, iyo Delivery free ah.
Nagala soo xiriir lambarada hoos ku xusan:
0771653606
0621111492
Ama nagu soo booqo xarunteena 𝗤𝗮𝗯𝗼𝗼𝗷𝗶𝘆𝗲 𝗛𝗩𝗔𝗖 𝗦𝗼𝗹𝘂𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀 Bakaaro.

15/08/2025

Jimca wanaagsan dhammaan macmiisheenna sharafta leh.

Want your business to be the top-listed Contractor in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Bakaaro
Mogadishu