Mogadishu Tech Summit
The Mogadishu Tech Summit is annual gathering that connects Somalia tech industry players to the rest of the world. #MTS2019
Wadada kaliya ee caqabadaha looga gudbi karo, shaqana lagu abuuri karo waa waxbarasho iyo horumarin dhanka xirfadaha ah.
AI sida ay u badashay suuqa shaqada iyo waxbarashada caalamka. Waa qayb ka mid ah Cashar uu kasoo jeediyay Maxamed Muuse oo ah Aasaasaha Simad iLab Shirwaynihii Tecknoloojiyadda Muqdisho (MTS2024).
How AI Has Changed the Global Job Market and Education. This is part of a lecture by Mohamed Muse, the Founder of Simad iLab, at the Mogadishu Technology Summit (MTS2024).
02/07/2024
Waxaa mahad-celin naga mudan saaxiibbadii inagala shaqeeyay dhanka warbaahinta, soona bandhigay billicda Mogadishu Tech Summitt.
Astaan TV iyo Five Somali TV
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Address
Mogadishu