Aarka
salaada ilaali walaal
12/01/2024
Mareykanka ayaa soo bandhigay muuqaalka xilliga uu billaabanayay weerarkii xalay lagu qaaday Yemen . Waxaa la arkay in markabka diyaaradaha qaada ee Eisenhower oo ay ka kacayaan diyaaradaha F-18 Super Hornet iyo kuwa kale ee E-2C. Inta uu howlgalka socday waxaa la sheegay 15 diyaaradood oo F-18 Super Hornet inay ka qaybqaateen.
Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu