MISAA GROUP

MISAA GROUP

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MISAA GROUP, Health & Wellness Website, Jaale siyaad, Mogadishu.

Photos from MISAA GROUP's post 20/08/2024

Waxaan Hakaan Hambalyo Ugu Direynaa Gudoomiyaha MISAA GROUP Dr. Mohamed Mustaf Oo Soo Gabagabeeyey Heerka Kowaad Ee waxbarashada.

🎓👏

15/06/2024

Eid al-Adha mubaarak dhamaan ummadda Muslimiinta Gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee ku xiran page-kan Meel Kasto oo aad Joogtaan Farxad Ku ciida🎉

Photos from MISAA GROUP's post 16/05/2024

Sawiro qeybta 2aad: 15/may/2024 waxaa ilaahey inoo suura galiyey inaa u qabano seminar ardada F4-da iyo kuwa 8-aadka ee iskuulka Hoose Dhexe Sare ee Al.anwaar kaas oo cinwaankiisu ahaa " Sidee ayuu ardaygu ugu gudbi karaa imtixaanka iyo caqabadaha ku geedaaman" ardadaas oo ay ka koobanaayan 10-fasal oo kala aha 5-fasal oo form four ah iyo 5-fasal oo 8-aad ah.
Waxaan u rajeynaynaa ardadaas guul iyo mustaqbal wanaagsan inshallah.

Photos from MISAA GROUP's post 16/05/2024

Sawiro qeybta 1aad: 15/may/2024 waxaa ilaahey inoo suura galiyey inaa u qabano seminar ardada F4-da iyo kuwa 8-aadka ee iskuulka Hoose Dhexe Sare ee Al.anwaar kaas oo cinwaankiisu ahaa " Sidee ayuu ardaygu ugu gudbi karaa imtixaanka iyo caqabadaha ku geedaaman" ardadaas oo ay ka koobanaayan 10-fasal oo kala aha 5-fasal oo form four ah iyo 5-fasal oo 8-aad ah.
Waxaan u rajeynaynaa ardadaas guul iyo mustaqbal wanaagsan inshallah.

Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Jaale Siyaad
Mogadishu