Somlink Telecom
SomLink Telecom is a Somalia's leader in integrated communication. We target to be the preferred last-mile solutions provider in the country.
31/05/2026
😁𝗩𝗶𝗽 𝗡𝘂𝗺𝗯𝗲𝗿𝘀. Dooqa waaweynka.
Numberkaaga Vip ah maanta ka qaado xarunta kuugu dhow ee SomLink Telecom.
Maanta usoo wareeg Somlink Telecom.
Faahfahin Dheeri ah nagala soo xiriir 153 ama wa.me/252640000153
𝗦𝗼𝗺𝗟𝗶𝗻𝗸 𝗚𝗶𝗚𝗮𝗙𝗶𝗯𝗲𝗿 Dhameystirka farxadda Gurigaaga.
Maanta soo gasho gurigaaga ama goobtaada shaqo fiber optic internet ugu xawaaraha sareeya soomaaliya.
Soo gelinta waa bilaash !
Faahfahin Dheeri ah nagala soo xiriir 153 ama 640 000 153
30/05/2026
Final
𝗦𝗔𝗔𝗗𝗔𝗔𝗟𝗜𝗡
Saadaaali oo ku guuleyso 32GB+New SomLink Simcard
Ciyaarta u dhaxeysa kooxaha kala ah PSP Vs Arsenal
Sharuuddaha:
1. Like saar page-ka. Follow gree page-ka
2. Share dheh post-ga.
3. Natiijada ciyaarta Nala wadaag
4. kusoo mention-gree 3qofood saaxibadaa ah
25/05/2026
𝗜𝗦𝗫𝗨𝗦𝗨𝗨𝗦𝗜𝗡
Fadliga soonka maalinta carfo
Rasuulka (ﷺ) waxaa la weydiiyay Soonka Maalinta Carafo waxa uu yiri "waxaa lagu dhaafaa danbiga Sannadkii tagay iyo sannadka soo socda".
XUSUUSIN LAWADAAG SAAXIIBADA KUUGU DHOW SI AY UGU WADA FAAIDEYSTAAN
𝗦𝗼𝗺𝗟𝗶𝗻𝗸 𝗲𝗦𝗶𝗺
Mobile kaaga Adeegso SimCard La aan.
Ku shubo xirmooyin ka Double Data ama iibso xirmooyin aan xadid laheyn.
Si aad u iibsato kaga shubo eBesa *770 # ama Airtime u badal Data *544 #.
Faahfahin Dheeri ah nagala soo xiriir 153 ama wa.me/252640000153
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Wadada Taleex, Hodan
Mogadishu
252