Seacor Computer Repairing

Seacor Computer Repairing

Share

Hadii computerkaaga kaa ciladeysan yahay nala sooxariir si aan kuugu hagaajino.
0614-32-34-88

25/03/2026

𝐅𝐚𝐫𝐬𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐜𝐚𝐠 𝐥𝐚'𝐚𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐢𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚 𝐚𝐠𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐥𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧!
Laxariir 0614323488

19/03/2026

Ciid wanaagsan dhamaan ummada islaamka gaar ahaan ummada soomaliyeed.
Allaha naga aqbalo acmaasheena wanaagssn.

31/01/2026

𝗝𝗨𝗠𝗟𝗢 𝗜𝗬𝗢 𝗧𝗔𝗙𝗔𝗔𝗥𝗜𝗜𝗤 𝗦𝗣𝗔𝗥𝗘 𝗣𝗔𝗥𝗧𝗦 𝗪𝗔𝗔 𝗗𝗜𝗬𝗔𝗔𝗥, WAANU KUUSOO DHIIBI DOONAA HADAAD 𝗚𝗢𝗕𝗢𝗟 𝗝𝗢𝗢𝗚𝗧𝗜𝗗.

03/01/2026

Dabcan Waa uu dhamaaday waayihii aad wax ku calaamadeyn jirtay qalin iyo warqad gacan qoraal ah lajaan qaad jiilka cusub oo ku qalabee xaruntaada ganacsi machine-kaan casriga ah.

12/12/2025

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚 𝐒𝐜𝐫𝐞𝐞𝐧𝐬 𝐗𝟑𝟔𝟎 𝐨𝐨 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐜 𝟎𝟔𝟏𝟒𝟑𝟐𝟑𝟒𝟖𝟖.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Bakaro Market
Mogadishu