Sumad Advert

Sumad Advert

Share

Sumad Advert is the Advertising Agency that provides a wide variety of one-stop digital creative services in Somalia

15/07/2024

Maalinta Cashuura Waa maalinkii uu Alle Nabi Muuse ka badbaadiyay Fircoon iyo ciidankiisii.

Nabi Maxamed ๏ทบ oo soonka maalinkan wax laga waydiiyay waxa uu yiri โ€œWaxaan Alle ajir uga xisaabsanayaa in uu iigu dhaafo dambiga sanadkii hore.โ€

Aan ka faa'iideysanno fadliga maalinkan barakeysan, aana xusuusinno ehelkeenna iyo asxaabteenna.





Contact Us:
๐—ชh๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: +252 612149647

14/07/2024

Soonka maalinta cashuura waxaa lagugu dhaafi denbigii sanadkii lasoo dhaafay....





Contact Us:
๐—ชh๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: +252 612149647

01/07/2024

HAMBALYO 1-DA LUULYO 1960-2024.

Waxaan ugu Hambalyeyneynaa Umadda Soomaaliyeed Xuska Munaasabadda 1da Luulyo, Maalinta Gobannimada iyo Israaca Soomaaliyeed 64-sano guuro wanaagsan.



Contact Us:
๐—ชh๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: +252 612149647

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu
JH09010