IMAAM Academy

IMAAM Academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from IMAAM Academy, College & University, Suuqbacaad, Mogadishu.

04/03/2026

بسم الله بسم الله أردد دوما ً بسم الله

Photos from IMAAM Academy's post 03/03/2026

Maalinta ugu dambeysey Ee Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan ee Ramadaan.

Waa qeybta 15-ka Juz iyo qeybta 10-ka juz hoose ee qur'aanka kariimka.

Waxaana ardaydaas iyo Macallimiintoodaba u rajeyneynaa guul inshaa allaah.

0615482348. 0619138080

Photos from IMAAM Academy's post 02/03/2026

Maalinta Seddexaad Ee Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan ee Ramadaan.

Waa qeybta 5-ta Juz hoose ee qur'aanka kariimka.

Waxaana ku tartamey 27 arday kamid ah ardayda Dugsiga ayagoo ay kakala socdeen Fasallada kala duwan ee dugsiga kajira.

Waxaana ardaydaas iyo Macallimiintoodaba u rajeyneynaa guul inshaa allaah.

0615482348. 0619138080

Photos from IMAAM Academy's post 28/02/2026

Maalinta koowaad Ee Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan ee Ramadaan

Waa qeybta 2-da Juz hoose ee qur'aanka kariimka.

Waxaana ku tartamey 17 arday kamid ah ardayda Dugsiga ayagoo ay kakala socdeen Fasallada kala duwan ee dugsiga kajira.

Waxaana ardaydaas iyo Macallimiintoodaba u rajeyneynaa guul inshaa allaah.

0615482348. 0619138080

28/02/2026

Waxaa goordhow inoo bilaaban doona Tartanka qur'aanka kariimka Bisha barakeysan Ee Ramadaan sanadkiisa 4-aad

Tartanku waa tartan aan ugu tala galney ardayda Dugsiga

Waxay ku tartami doonaan qeybaha kala ah

1. 15-ka juz hoose ee qur'aanka kariimka

2. 10-ka juz hoose ee qur'aanka kariimka

3. 5-ta juz hoose ee qur'aanka kariimka

4 2-da juz hoose ee qur'aanka kariimka

Dhammaan aradayda iyo macallimiintooda waxaan u rajeyneynaa guul insha allaah

0615482348. 0619138080

Want your university to be the top-listed University in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Suuqbacaad
Mogadishu