Banaadir Computer
Banaadir Computer
24/05/2026
𝐊𝐨𝐫 𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝 𝐭𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐧𝐞𝐭𝐰𝐨𝐫𝐤-𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚!
Ku xiro oo maamul network-gaaga si xirfad leh adigoo adeegsanaya 48 Port CAT 6 Patch Panel xal casri ah oo kuu keenaya isku xirnaan degdeg ah iyo nidaam ammaan ah.
11/05/2026
D-LINK DSG-F1210-18PS-E 16 PORT POE GIGABITE xalka ugu habboon ee CCTV, Office & Network Solutions. Ku hel isku xirnaan deggan, xawaare sare iyo waxqabad lagu kalsoonaan karo.
09/05/2026
PATCH PANEL 48 PORT CAT 6
Hagaaji oo xooji network-gaaga si xirfad leh! Xawaare sare iyo isku xirnaan ammaan ah ku hel nidaam network oo la isku halayn karo.
07/05/2026
Isgaarsiin degdeg ah, ammaan leh, oo lagu kalsoonaan karo!
Ku xooji shaqadaada 𝐌𝐨𝐭𝐨𝐫𝐨𝐥𝐚 𝐃𝐏𝟒𝟖𝟎𝟏𝐞 𝐕𝐇𝐅 Digital Radio si aad u hesho cod nadiif ah iyo xiriir joogto ah meel kasta oo shaqadu ka socoto.
✔️ Ku habboon Security
✔️ Construction & Logistics
✔️ Hotels & Field Operations
06/05/2026
Ilaali xogtaada muhiimka ah adigoo adeegsanaya 𝐏𝐚𝐩𝐞𝐫 𝐒𝐡𝐫𝐞𝐝𝐝𝐞𝐫 𝐇𝐞𝐚𝐯𝐲 𝐃𝐮𝐭𝐲, xalka ugu habboon ee xafiisyada, shirkadaha iyo goobaha ganacsiga.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Trepiano Hodan Mogadishu
Mogadishu
252