Football plus +
Waa Page-ka Rasmiga Ah: football plus + Waxaana Kusoo Qori Doonaa Cayaaraha, falanqaynta & dhacdoyin
25/12/2025
💡 Ma ogeyd? 70 sano ka hor maanta oo kale, Real Madrid waxay ciyaartay Koobka Yurub maalinta Kirismaska 🎄
📅 Diseembar 25, 1955. Kani waa markii ugu horreysay ee la abaabulo Koobka Yurub (maanta loo yaqaan Champions League). Maalinta Kirismaska, Real Madrid waxay ka badisay Partizan Belgrade garoonka Santiago Bernabéu Ciyaarta ka dib, hogaamiyaha kooxda, Santiago Bernabéu Yeste, iyo xaaskiisa María Valenciano, ayaa casho ku casuumay dhammaan ciyaartoyda Partizan Belgrade.
24/12/2025
Qiyaas waa kooxdee?🤔⚽️
12/06/2025
Hadii abaal marinta Ballon d’Or ee 2008 ilaa 2023 lagu bixin lahaa kaliya gool caawin iyo gool, liiska ku guulaystaha waxa uu u ekaan lahaa sidan:
📊 Guuleystayaasha oo lagu saleynayo kaliya tirakoob weerar (goolal + caawin):
▫️ 2008: Cristiano Ronaldo
▫️ 2009: Lionel Messi
2010: Lionel Messi
2011: Lionel Messi
▫️ 2012: Lionel Messi (113 gool ayuu dhaliyay 😱)
▫️ 2013: Cristiano Ronaldo
▫️ 2014: Cristiano Ronaldo
▫️ 2015: Lionel Messi
▫️ 2016: Lionel Messi
▫️ 2017: Lionel Messi
▫️ 2018: Lionel Messi
2019: Lionel Messi
▫️ 2020: Lionel Messi (Ballon d'Or lama bixin sanadkaas)
▫️ 2021: Robert Lewandowski
▫️ 2022: Karim Benzema
2023: Lionel Messi
🔟 Messi waxa uu ku guuleysan lahaa 11 Ballon d'Or marka loo eego tirakoobka kaliya.
🥈 Cristiano Ronaldo: 3
⚽ Lewandowski iyo Benzema: 1 midkiiba
👉 Xaqiiqda xiisaha leh: Messi wuxuu ku guuleysan lahaa 7 Ballon d'Or oo isku xigta 2015 ilaa 2023 (oo uu ku jiro 2020).
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Jalle Siad Road
Mogadishu
252