SNU Alumni

SNU Alumni

Share

Welcome to the SNU Alumni Association! We connect graduates of Somali National University, fostering professional growth, networking, and community engagement.

27/10/2025

Waxaan hambalyo & bogaadin u diraynaa wasiir Bashi Abdi Mohamed oo loo magacaabay Wasirka Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada Dowladda Hirshabelle.

Bashi waa mid kamid ah qalinjabiyaashii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed kulliyadda dhaqaalaha. Waa aqoon yahan ka soo shaqeeyay dowladnimada.

17/10/2025

Qaar ka mid ah Qalin-jabiyaasha JUS.

Maka mid tahay qalin-jabiyaasha JUS?

16/10/2025

Qaar ka mid ah Haldoorkii qalin jabiyaasha ee xalay madasha dareenkooda ku muujiyay.

Hadaad ka mid tahay Qalinjabiyaasha, Sanadkee dhammaysay JUS?

Photos from SNU Alumni's post 16/10/2025
16/10/2025
16/10/2025

π‘―π’Šπ’ˆπ’‰π’π’Šπ’ˆπ’‰π’•π’”~~Habeenka Rectorka iyo Qalinjabiyaasha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Photos from SNU Alumni's post 15/10/2025

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa kulan daarnaa is barasho iyo wada tashi layeeshay qalinjabiyaasha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee iskugu jira jiilkii h**e iyo jiilka danbe, si loo xoojiyo xiriirka u dhexeeya Jaamacadda iyo ardaydii h**e, loona kobciyo doorka ay ku leeyihiin horumarinta bulshada Soomaaliyeed.

Qalin-jabiyeyaasha Jaamacadda Ummadda ayaa maanta door muuqda ka qaata koboca iyo horumarka dalka, iyaga oo ka howl-gala qaybaha kala duwan ee bulshada β€” sida dowladda, caafimaadka, waxbarashada, ganacsiga, warbaahinta iyo meelo kale oo muhiim ah.

15/10/2025

Connecting Generations, Inspiring the Future!

Proud to be part of the Somali National University Alumni Networkβ€”-where past and present minds come together to share ideas, build connections, and shape a brighter future for Somalia. πŸŽ“

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Soobe
Mogadishu