Barrow Design
Transforming Spaces Into Experiences
06/06/2026
Waxaan si heersare ah u fulinnay adeeg summadayn dhammaystiran oo aan u samaynay Mogadishu General Hospital. Mashruucan wuxuu isugu jiray 3D Logo oo muuqaal casri ah siinaya xarunta, Cutout Stickers oo naqshadaysan, iyo Section Signboard oo hagaajinaya jiheynta qaybaha isbitaalka
Si aad u hesho adeegyo ku dhiirigeliya, nala soo xiriir: 0613773395/0611181901
26/05/2026
Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidal Adxaa. Ciid Mubaarak!
Allaha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, ducada iyo cibaadada maalmahan kheyrka badan.
25/05/2026
Berri oo Talaado ah waa Maalinta Carrafo, oo ah mid ka mid ah maalmaha ugu fadliga badan sanadka.
Rasuulka (ﷺ) wuxuu yiri:
"Soonka maalinta Carrafo wuxuu dhaafaa dembiyadii sannadkii tagay iyo sannadka soo socda."
Ma rabtaa in laguu qurxiyo goobtaada ganacsi, xafiiskaaga ama gurigaaga?
Waxaan dib u casriyeen u sameynay qeyb ka mid ah gudaha isbitaalka Mogadishu General Hospital
Qeybta Soo-dhaweynta (Reception) soo jiidasho leh, qolal shaqo oo si habeysan loo naqshadeeyey, iyo interior design casri ah, goobtaada shaqo waa wax ka badan dhisme; waa muuqaalka iyo dareenka ugu horreeya ee ay macamiishada kaa qaataan.
naqshad tayo leh, casri ah, iyo hal-abuur.
Barrow Design waxaan u beddelaynaa fikraddaada muuqaal soo jiidasho leh oo kor u qaada sumcadda goobtaada.
01/05/2026
Jumca wanaagsan
30/04/2026
Waxaan halkan idin kula wadaagaynaa shaqadii ugu dambaysay ee aan u qabanay Daynile General Hospital. Waxaan u fulinay adeegyo isugu jira: 3D Signage & Desk Titles & Flags
Haddi aad doonayso in xafiiskaaga loo yeelo muuqaal soo jiidasho leh, nala soo xiriir.
Contact Us:
📞 0613773395 / 0617777120
Maragfurka Macmiilka
Daawo muuqaalka Avv. Kadiye oo ka warbixinaya sida aan ugu naqshadeynay xafiiskiisa, oo ay fulisay Barrow Design.
Waxaan diiradda saarnay fahamka baahida macmiilka, waxaana u beddelnay fikrad muuqaal casri ah oo isku dara qurux iyo naqshad. Natiijadu waa xafiis ka tarjumaya xirfad, kalsooni, iyo sumcad sare.
Barrow Design naqshad kuu dhisaysa muuqaalka aad rabto.
14/04/2026
Your Idea vs Our Design
Fikraddaada waxaan u beddeli karnaa naqshad casri ah oo qurux badan, raaxo leh, isla markaana ka tarjumaysa tayada aad rabto.
Waxaad naga helaysaa:
✔️ Dib-u-habeynta guryaha, xafiisyada iyo goobaha ganacsiyada
✔️ Naqshado la jaanqaadaya baahida macaamiisha
✔️ Interior design casri ah oo tayo sare leh
Natiijadu waa meel qurux badan oo shaqaynaysa si ka fiican sidii h**e.
📞 Nala soo xiriir maanta:
0611181901/0613773395
📱 Barrow Design
13/04/2026
Bilicda iyo tayadu waa mudnaanteenna koowaad!
Waxaan si xirfad iyo hal-abuur leh ugu adeegnay Dawan TV annagoo u sameynay:
• 3D Logo Indoor
• Wall Cutouts qurux badan oo soo jiidasho leh
Haddii aad rabto naqshad casri ah oo xafiiskaaga ama ganacsigaaga sare u qaadda, nala soo xiriir:
📞 Phone: 0613773395/0617777120
Waxaan si xirfad, hal-abuurnimo iyo naqshad casri ah dib-u-habeyn ugu sameynay SODMA Academy, annagoo ka dhignay mid qurux badan, raaxo leh, isla markaana si buuxda ula jaanqaadaya baahiyaha shaqo ee macaamiilka.
Mashruucan wuxuu muujinayaa heerka tayada, nidaamka iyo kalsoonida aan ku fulinno mashruuc kasta oo naloo igmado
Haddii aad rabto in xafiiskaaga loo sameeyo qurxin casri ah oo kor u qaadda muuqaalka iyo waxtarka goobta shaqada, nagala soo xiriir:
📲 +252 61 3773395
📲 +252 61 1181901
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Area Banaadir Hospital
Mogadishu