Techosom

Techosom

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Techosom, Isgooska Xaawo-Tako Ee Dagmada Wadajir, Mogadishu.

20/11/2018

Techosom training center: Waxay ogeysiinaysaa bahda waxbarashada jecel in ay furantahay Labo(2) Koorso Ee ka faa’iideysi wacan:
1"- android development:
Duration: 2 Months
Days: Monday and Tuesday
Time: 02:00PM_04:00PM
Course starts: 3 December 2018
2- Java Programming Language:
Duration: 2 Months
Days: Saturday and Sunday
Time: 02:00PM_04:00PM
Course starts: 1 December 2018

Ardayga waxuu heli karaa dhamaan course materials: Documents, ppt iyo pdf.
Koorsada waxaa xooga lagu saarayaa Qorista iyo sameynta programyada (practical course).
Xarunta Waxay ku taalaa: Isgooska Xaawo taako, Dagmada Wadajir.
Hadaa daneyneeso Fadlan Iska diiwaangeli 0617366298 ama soo gaar xarunta.
Mahadsanidiin.

Photos from Techosom's post 02/06/2018

Waa System ka kooban desktop iyo mobile Application oo u fududeynaya Maamulka iskuulka in uu si sahlan u maamulo ulana socdo xaaladda guud ee iskuulka sida:
Informationka ardayda iyo macalimiinta oo dhameestiran
Maaliyadda good
Jadwalka xiisooyinka iyo imtixaanada
Natiijada imtixaanaadka
:
-Maamulaha asigoon cidna la hadlin ayuu ogaan karaa wax walbo oo ku saabsan Iskuulka asagoo isticmaalayo user iyo password uu gaar u leeyahay.
-Macalinka, xaadiriska wuxuu ku qaadi karaa Mobilkiisa sidoo kale meel walbo asigoo joogo ayuu soo gudbinkaraa natiijada imtixaanaadka asagoo isticmaalayo taleefankiisa gacanta. Wuxuu kaloo ardayda ku qiimeenkaraa asagoo isticmaalayo systemkaan.
-Xisaabiyaha, buugaag waaween ma xambaarayo oo mobilkiisa iyo computerka ayaa ku filnaandoona. Xisaabtuna ma jahwareerin doonto.
F.G: Ruux walbo wuxuu leeyahay awoodo u gaara ee uu ku isticmaali karo sistemka.
waxay kuula diyaar tahay hormarinta sistemka iyo caawinaad hufan.
, ogow wax walbo oo ku saabsan Iskuulka adigoo isticmaalaayo userkaaga iyo passworkaaga.
Fadlan hadaa daneyneeso systemka nagala soo xeriir:
Email: [email protected] Tell: +252617315375
Address: Isgooska dabka, inta u dhaxeysa Olow mall iyo shakata, kasoo horjeedka carwo day-to-day, office 4

07/01/2018

Waa barnaamij u fududeynaya Maamulka iskuulka in uu si sahlan ula socdo xaaladda guud ee iskuulka sida:
 Informationka ardayga oo dhameestiran
 Maaliyadda good
 Jadwalka xiisooyinka iyo imtixaanada
 Natiijada imtixaanaadka
F.G: Intaan qodob kale waa lagu dari karaa waana laga dhimi karaa.
Sistemka waxaa lagu galayaa user iyo password oo uu leeyahay:
1- maamulaha guud ee iskuulka,
2- Gudomiye ku xigeenka,
3- gudomiyaha maaliyadda,
4- macalin kasta ee iskuulka,
5- madaxa operationka (haduu jiro),
6- madaxa imtixaanaadka (haduu jiro) iyo
7- Masuul kale haduu jiro.
F.G: Ruux walbo wuxuu leeyahay awoodo u gaara ee uu ku isticmaali karo sistemka.
Techosom waxay kuula diyaar tahay hormarinta sistemka iyo caawinaad hufan.
, ogow wax walbo oo ku saabsan Iskuulka adigoo isticmaalaayo userkaaga iyo passworkaaga.
Wixii faahfaahin dheeri eh fadlan booqo techosom.com ama nagala soo xeriir:
Email: [email protected] Tell: +252617315375
Address: Isgooska dabka, inta u dhaxeysa Olow mall iyo shakata, kasoo horjeedka carwo day-to-day, office 4.

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Isgooska Xaawo-Tako Ee Dagmada Wadajir
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 15:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00