Course of First aid

Course of First aid

Share

abdilkadir lado

12/11/2025

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Iskuulka Al.huda wuxuu ogeysiinayaa in uu bilaabidono course cusub oo bilow ah qeybta caafimaadka korsadaas ayaa dhigi doonaan macalimiin aqoon duruqsa uleh maadada caafimaadka kuna soo shaqeeyey waxaana ku qaada doontaa maqal iyo muqaal maadada aad ku barandoontaan waa First Aid ama gargaarka dag daga ah walibo waxa kusidheer baraatiko oo jimco kasto waa baratiko waxaa uuna socodonaa mudo labo bil waxana kuqadan dontaa shahaado waxeyna baxayaan Full time ama part time arday da laqadan doono waa ay xadidan tahay ee gaar is- diiwaangelinta arday da cusub waa ay socotaa
Waxaa idiin diyaar ah macalimiin tayo sare leh iyo aqoon xeel dheer
Al-huda international school oo ka holwlgalayay in ka badan 20 sano ayaa soo saaray arday badan oo bulshada wax tar u leh

Wixii faahfaahin ah kala xiriir 2168/ 0615966825/0617161680/0613876593

22/03/2023

Ramadan mubarak waalidiintey,walaalahey ummadda muslimiinta meel waliba aad joogtiin Allaha naga dhigo kuwii acmaashooda la aqbalo guto waajibaadkooda

27/11/2022

Xulka Saudi Arabia oo fariin taageero ah u diray Yasser Al-Shahrani kadib dhaawacii ka soo gaaray kulankii Argentina 😭

The Saudi Arabia squad with a message of support for Yasser Al-Shahrani after his injury against Argentina 💚

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu
252