Amaar Technologies

Amaar Technologies

Share

Welcome to the Advanced Networking and Programming Languages Centre

19/03/2026

CIID Wanaagsan to all Muslims
May this Eid bring joy, unity, and digital empowerment to every Somali home.
— Bridging tradition and innovation.

26/08/2025

Marka AI-gaaga uu noqdo saaxiibkaaga shaqo:
👨‍💻 Aniga: Waxaan u baahanahay in aan dhammeeyo mashruucan maanta.
🤖 AI-ga: Waa la dhammeeyay ka hor intaadan quraacda dhamayn!

📊 Aniga: Sidee baan u sameeyaa design-kan?
🎨 AI-ga: Midabkan gradient-ka ah + circuit motif = wow factor!

🧠 Aniga: Ma jirtaa fikrad cusub oo post ah?”
💡 AI-ga: Haa mid qosol leh, mid caqli badan, iyo mid viral ah... dooro!

Shaqada casriga ah waa iskaashi dadka hal-abuurka leh + AI-ga xariifka ah = guul muuqata!

Want your business to be the top-listed Engineering Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Hormuud Madina
Mogadishu