SALAAM UNIVERSITY

SALAAM UNIVERSITY

Share

Salaam University (SU) is one of the most popular private non-profit academic institutions in Somalia Official page for SALAAM UNIVERSITY.

Photos from SALAAM UNIVERSITY's post 12/04/2026

Ardayda barata Culuumta Caafimaadka gaar ahaan qeybta Nafaqada ayaa sameysay qiimeyn nafaqo (Nutritional Assessment).

Qiimeyntaan waxaa ay u qabteen qaar kamid ah hawlwadeenada Jaamacadda iyo ardayda Kulliyadaha kale ee Jaamacadda.

Natiijooyinka laga helay qiimeyntan ayaa muujiyay heerar kala duwan oo nafaqo kuwaas oo ay ka mid yihiin:
• Underweight
• Overweight
• Iyo tiro gaaray heerka Obesity.

Ugu danbeyntii, ardayda ayaa bixiyay talooyin caafimaad oo ku saabsan sida loo hagaajin karo heerka nafaqo ee qof kasta.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Wadnaha Street
Mogadishu