HOYGA XAMAR
Hodan Km4-Taleeh-Abdikasim Main Center
Warta-nabadda-Xamar Bile
Heliwaa, Bandar-wanaag
Kaxda-Tabeelaha sh.Ibrahim
Ceelasha - Shareeco
Ceelasha -Calamada
Our Memories
Since 1999
09/05/2026
https://educationinsomalia.so/858-2
Best School in Mogadishu, Somalia Hamar Boarding School (Dugsiga Hoyga Xamar): A Beacon of Education in Mogadishu Introduction Founded in 1999, Hamar Boarding School (Dugsiga Hoyga Xamar), is one of the leading educational institutions in Mogadishu, Somalia. Known for its comprehensive academic programs, Islamic studies, and modern....
04/05/2026
𝐆𝐔𝐔𝐋 𝐖𝐄𝐘𝐍 – 𝐇𝐀𝐌𝐀𝐑 𝐁𝐎𝐀𝐑𝐃𝐈𝐍𝐆 𝐒𝐂𝐇𝐎𝐎𝐋 🏆
Waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday kulan xiiso leh oo ka tirsanaa tartanka ROYAL SCHOOL’S CUP, kaas oo dhex maray:
𝗛𝗮𝗺𝗮𝗿 𝗕𝗼𝗮𝗿𝗱𝗶𝗻𝗴 𝗦𝗰𝗵𝗼𝗼𝗹 𝟵 – 𝟰 𝗠𝗮’𝗶𝗱𝗮 𝗠𝗼𝗱𝗲𝗹 𝗦𝗰𝗵𝗼𝗼𝗹
Ciyaartoyda Hamar Boarding School waxay muujiyeen karti sare, isku xirnaan iyo dadaal muuqda oo horseeday guushan taariikhiga ah.
Dhanka kale, 𝗠𝗮’𝗶𝗱𝗮 𝗠𝗼𝗱𝗲𝗹 𝗦𝗰𝗵𝗼𝗼𝗹 waxay soo bandhigeen ciyaar wanaagsan oo mudan in la bogaadiyo.
Guushan waxay caddeyn u tahay horumarka joogtada ah ee ardayda iyo tayada tababarka ee 𝗛𝗮𝗺𝗮𝗿 𝗕𝗼𝗮𝗿𝗱𝗶𝗻𝗴 𝗦𝗰𝗵𝗼𝗼𝗹.
Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ciyaartoyda, macallimiinta iyo taageerayaasha doorka weyn ka qaatay guushan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |