SOSTEC
We are the Largest and first Technology service provider and Somalia's leading ICT giant.
04/07/2026
๐ธ Iib gaabis ah? Khaladaad badan?
Ganacsigaaga ha ku lumin waqtiga iyo macaamiisha.
๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ
๐ Iib Degdeg ah. Khalad Yar.
โ๏ธ Checkout degdeg ah
โ๏ธ Xisaab sax ah mar walba
โ๏ธ Maamul fudud oo hal meel ah
๐ Macaamiishaada ha suginโฆ u adeeg si degdeg ah oo sax ah
๐ฒ Nala soo xiriir WhatsApp: 0617717070
20/06/2026
๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐๐๐ ๐ ๐๐ฎ ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฅ ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ
eDURDUR POS waa xal casri ah oo kuu fududeynaya maamulka ganacsigaaga maalinlaha ah.
โ
Iibka iyo lacagaha
โ
Invoice & Billing
โ
Maareynta Bakhaarka
โ
Warbixinno iyo Falanqayn
โ
Dabagalka Faaโiidada iyo Kharashaadka
โ
Xog sax ah waqtiga dhabta ah
๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐ข๐ง ๐ฐ๐๐ช๐ญ๐ข ๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐ ๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐๐ซ๐ช๐๐๐จ ๐๐๐๐๐ง.
๐ Kobci ganacsigaaga adigoo adeegsanaya eDURDUR POS.
๐ Nala soo xiriir Whatsapp ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ si aad u hesho demo ama tijaabo.
15/06/2026
Guul iyo Nasiib Wacan ๐โจ
Waxaan dhammaan ardayda Soomaaliyeed u rajeyneynaa guul, deganaan iyo natiijo wanaagsan imtixaanka fasalka 8aad.
Mustaqbalkiinnu wuxuu ku dhisan yahay dadaalka aad maanta bixineysaan.
Aqoontu waa furaha horumarka iyo iftiinka berri wanaagsan. ๐๐ธ๐ด
Allaha idiin fududeeyo imtixaanka, hana idinka dhigo kuwii guuleysta. ๐คฒ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Maka Al Mukaramah Road, Trepiano
Mogadishu
00252
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |