Masjid Al-Raxma CeelQalow
Masjid Al-Raxma waxa u ku yaala magaalada Muqdisho gaar ahan degmada Wadajir xaafada Ceelqalow. Dhawaan ayaa dhismo balaaran laga hirgaliyanaya Insha allah
27/08/2020
OGEYSIIS
Waxaan dhamaan jameecada masjidka AL-RAXMA CEELQALOW ( CULUSOW) la socodsiineynaa in barito 9/1/1442 oo jimca ah khudbada masjidka uu ku qoranyahy sheikha weyn ee caanka ah, SHEIKH ABDIHAYI SH ADAN.
Waxaan rajeynaynaa in waxa badan ka faa'iidi doontaa insha Allaah.
Want your place of worship to be the top-listed Place Of Worship in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the place of worship
Telephone
Website
Address
Danwadagta
Mogadishu
252