SalaamProperties

SalaamProperties

Share

Daarusalaam Properties is the first large scale housing project in Somalia ever, with over two thous SALAAM Properties was established in 2014.

25/05/2025

Kusoodhawoow Villa Mumtaaz B, waa villa Shub ah oo ka kooban 4 qol fadhi iyo qado 3 musqulood iyo jiko Parking 3 gaari galikarto,

A- Master Room
B- Master Bathroom
C-Three Bedroom
D-Two Bathroom
E- Leaving Room
F- Dining Room
G-Kitchen
H-Verandah
I- Three Car Parking
J- 300 meters square

Mashruuca mumtaaz estate, waxa uu uga duwanyahay estate yadii h**e ee darusalaam design-ka iyo masterplan-ka waxaakale ee uu leeyahay masjid wayn oo ku fadhiya 2 block oo dhul ah lehna qayb dumar-ka ah iyo qayb ragara ah, sido kale waxa u leyahay madarasad taxfiid quraan oo gabdhaha ah.

Mumtaaz estate waxa kale uu leyahay beer lagu nasto, lagu dhex lugeeyo, coffee shop, garoon lagu ciyaaro iyo sido kale qaybo h**e oo ganacsi ah.

Waxa naqshadeeyay oo dhisay buruuj construction and real estate co, waxaana ku maal galinaya Salaam Somali Bank mudo 5 sano ah.

ADIGOON DAREEMIN DAAR KU YEELO DAARUSALAAM

24/08/2024

Kuso dhawaada Deg-Darusalaam
Kuso dhawaada Darusalaam Estate
Kuso dhawaada Mumtaaz Estate.

Deg-Darusalaam G/Banadir Mogadishu Somalia.

ADIGOON DAREEMIN DAAR KU YEELO DARUSALAAM.

04/03/2024

Kusoodhawoow Villa Mumtaaz B, waa villa Shub ah oo ka kooban 4 qol fadhi iyo qado 3 musqulood iyo jiko Parking 3 gaari galikarto,

A- Master Room
B- Master Bathroom
C-Three Bedroom
D-Two Bathroom
E- Leaving Room
F- Dining Room
G-Kitchen
H-Verandah
I- Three Car Parking
J- 300 meters square

Mashruuca mumtaaz estate, waxa uga duwanyahay estate yadii h**e ee darusalaam design ka iyo masterplan-ka waxaakale ee uu leeyahay masjid wayn oo ku fadhiya 2 block oo dhul lehna qayb dumar-ka ah iyo qayb ragara ah, sido kale waxa u leyahay madarasad taxfiid quraan oo gabdhaha ah.

Mautaz estate waxa kale uu leyahay beer lagu nasto, lagu dhex lugeeyo, coffee shop, ah garoon lagu ciyaaro iyo sido kale qaybo h**e oo ganacsi ah.

Waxa naqshadeeyay oo dhisay buruuj construction and real estate co, waxaana ku maal galinaya Salaam Somali Bank mudo 5 sano ah.

ADIGOON DAREEMIN DAAR KU YEELO DAARUSALAAM.

23/11/2023

Villa Mumtaaz B 4+1 (300sqm)

Waxay ka kooban tahay
A- Master room
B- Three bedrooms
C- Living room & dining
D- Two bathrooms
E- Kitchen
F- laundry
G- Veranda
H- Two Parking

LOCATION: DARUSALAAM CITY MUMTAAZ ESTATE NORTH.

Want your business to be the top-listed Finance Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Darusalaam City
Mogadishu
252