Bekey_Hamas
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bekey_Hamas, Marketing Agency, Mohammedabdi533@gmail. com, Mogadishu.
19/03/2018
Daafaca Midig ee Kooxda Arsenal Hector Bellerin ayaa beeniyay in uu ku biiri doono Naadiga Manchester United, kaddib markii ay dhawaan faafiyeen qaar ka mid ah Wargaysyada kasoo baxa gudaha Wadanka England.
Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Spain Bellerin ayaa dhibsanaya ku hoos noolaanshiyaha Kooxda Guuners, kaddib markii ay dhawaan isku dheceen hogaamiyihiisa Arsene Wenger, taas oo keentay in ay damciyaan qaar ka mid ah Kooxaha qaarada Yurub, xilli sidoo kale Kooxda aysan Ciyaari doonin tartanka Horyaalada Yurub ee Uefa Champions League. ..
Sida ay ku waramayso Jariirada Manchester Evening News, Kooxaha Juventus, Manchester United, Manchester City iyo si la mid ah Kooxda La Liga ee Barcelona ayaa dhamaantood u hanqal taagaya saxiixa 22-sano jirkii h**e ee Kooxda Barca Bellerin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mohammedabdi533@gmail. Com
Mogadishu
51581870