GoolkaTv

GoolkaTv

Share

Welcome to the Official page of the GoolkaTv

17/01/2024

"Ciyaaraha 29-ka bilaabanaayo, waxaan heynaa oo tikidho jartay in ka badan 40,000 (Afartan kun oo qof) oo ka jartay Application-ka NASDA.

8-kulan oo tartanka ah & lacagaha laga qaaday shirkadaha xayeysiimaha waxaa la yiri waa 65,000 (Lixdan & Shan Kun) Adigu is waafaji marka.

Adiguba garsoore noqo.

Photos from GoolkaTv's post 16/01/2024

Sawirro: Wafdi ka socoda Xiriirka Kubbadda cagta & ururada kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa gaaray Magaalada Baydhabo.

Wafdiga ayaa la kulmi doono madaxda ururka kubbadda cagta Koonfur Galbeed , ciyaartooyda iyo qeybaha kala duwan ee kubadda cagta Koonfur Galbeed.

Photos from GoolkaTv's post 15/01/2024

Warsaxaafadeed ka soo baxay xiriirka ee ku sabsan arinta koonfur galbeed.

14/01/2024

Wasiir Mohamed Bare Mohamud Awoodisa Maamul hada waa Cadahay somahin.

Koofur galbeed oo deegan Doorashadisa tahay hadii uu ku qancin wayay iney sii joogan Tartanka kubadda cagta dowlad goboledyada &Banadir side u Xalin doona waxa ka iman doona Xulalka kale?

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Maka Al Mukarama
Mogadishu
252