Xaydar Tech

Xaydar Tech

Share

Welcome to Xaydartech๐Ÿ”Ž, where creativity converges with technology to amplify your brandโ€™s impact.๐Ÿง‘๐Ÿพโ€๐Ÿ’ป๐ŸŽจ๐Ÿ’ซ๐ŸŽž๏ธ๐Ÿ“œ๐Ÿ”ต
https://linktr.ee/xaydartech

19/03/2026

Eid Mubrak Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed
ูƒู„ ุนุงู… ูˆ ุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ.ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆ ู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„.

27/10/2025

๐…๐š๐ฅ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐๐๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐๐š (๐ŸŒฑู†ุธุฑูŠู‘ุฉ ุงู„ู…ุฒุฑุนุฉ)

โžก๏ธBeeraleydu ma beeraan maanta si ay berri u gurtaan.
Waxay si tartiib ah u waraabiyaan, u sugaan, una daryeelaan maalin kasta.

โžก๏ธGuushuna waa sidaas oo kale โ€” ma timaaddo hal mar,
ee waxay timaaddaa marka aad samayso tallaabooyin yaryar oo joogto ah.

โžก๏ธHaddii aad maanta wax yar barato,
berri wax yar ku darto,
halkaas ayey noloshaadu ka kori doontaa โ€” si tartiib ah, laakiin natiijo leh.

โžก๏ธSirta guusha ma aha degdegga,
ee waa dulqaadka iyo joogtaynta maalin kasta.

๐Ÿ‘‰ ๐’๐š๐ฆ๐ข๐ซ.
๐Ÿ‘‰ ๐‰๐จ๐จ๐ ๐ญ๐ž๐ž.
๐Ÿ‘‰ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฎ๐ฎ๐ง, ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐š๐ซ๐ค๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ ๐ ๐š ๐๐š๐๐š๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ ๐š.

#ู†ุธุฑูŠู‘ุฉ ุงู„ู…ุฒุฑุนุฉ

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu