Central University for Science and Technology

Central University for Science and Technology

Share

central university for science and technology

Photos from Central University for Science and Technology's post 30/04/2026

Jaamacadda Central ayaa qabatay kulan isugu jira wacyigelin iyo dabaal-deg ku saabsan Usbuuca Talaalka Adduunka (World Immunization Week 2026), kaas oo loo sameeyay qayb ka mid ah ardayda jaamacadda
Qabashada kulanka waxaa sido kale qeyb ka ahaa howlwadeennada ururka SOM-FETP, iyadoo diiradda lagu saaray muhiimadda tallaalka iyo doorka uu ka qaato ilaalinta caafimaadka bulshada, gaar ahaan carruurta.

Ka hortag cudurka, carruurta tallaalka sii!”

30/04/2026

Jaamacadda Central waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa maamulka cusub ee Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed.

Waxaan Allah uga baryeynaa in uu u fududeeyo xilalka culus ee loo igmaday guddoomiyaha midowga Dr. Xasan Maxamed Sayid, ku xigeenka 1aad Dr. Cabdiqaadir Axmed Mahad iyo ku xigeenka 2aad Dr. Maxamed Wali Cabdi Aadan.

Hambalyo markale!

Photos from Central University for Science and Technology's post 29/04/2026

HAMBALYO IYO BOGAADIN:
Hambalyo Dr. Hassan Mohamed Sayid, oo loo doortay xilka weyn ee Guddoomiyaha Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed.

19/03/2026

Ustad Abdiwali oo ku hadlayay magaca maamulka Schoolka Buundoweyn ayaan ka mid ahaa martidii ka qeybgashay xafladda xeritaanka tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan

19/03/2026

Ustad Abdirahman sudeys oo ku hadlayay magaca maamulka Almasdar School iyo kalmadiisa tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00