System Technology Services
STS is a forward-thinking technology, security and communication company. We also have an offices in Dubai, Nairobi, and Mogadishu.
Fagaraha taleex oo si nabad ah oo lagu daawanayo kullanka weyn ee finalka Arsanal iyo PSG
26/05/2026
✨ Ciidul Adxaa Mubaarak ✨
Shirkadda STS System Technology Services waxay dhammaan shacabka Muslimiinta ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa. 🌙🐐
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu naga aqbalo acmaasheena wanaagsan, qalbiyadeennana ka buuxiyo nabad, farxad iyo barwaaqo. Ciiddaan ciiddeeda caafimaad, guul iyo reyn reyn ha idiin noqoto adinka iyo qoysaskiinnaba. 🤍
Eid Mubarak to you all! 🌟
18/05/2026
Macamiil Waxa ku kenay 𝐖𝐚𝐥𝐤 𝐓𝐡𝐫𝐨𝐮𝐠𝐡 𝐌𝐞𝐭𝐚𝐥 𝐃𝐞𝐭𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫 tayo sare leh, kuna habboon goob kasta oo u baahan amni iyo hubin sax ah.
✅ Ogaansho sax ah (Gun, Knife, Mobile, Watch & walxo kale oo bir ah)
✅ Xawaare sare & kalsooni buuxda
✅ Ku habboon: Garoomada diyaaradaha, Xarumaha dowladda, Isbitaalada, Dugsiyada, Hotelada & Xafiisyada
✅ Teknoolojiyad casri ah oo la jaanqaadaysa baahida amniga maanta
📍 Cinwaan: Makka Almukarama Road, Taleh – Muqdisho, Somalia
📞 Tel: +252 613752222 / +252 616652222
🌐 Website: www.globalsts.net
📧 Email: [email protected]
👉 La xiriir STS maanta si aad u hesho xal amni oo lagu kalsoonaan karo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
4th Floor Daru Tawhid Plaza Maka Al Mukarama Road Mogadishu
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |