Sahal Eye and dental

Sahal Eye and dental

Share

Kusoo dhawada. Sahal eye & Ent Center oo aad kaheli karto Glasses casri ah oo taye leh
Kala soo xariiir Tell: 613778266

28/05/2026

Ogeysiis Ogeysiis ogeysiis waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulshaada Soomaaliyeed ee kudhaqan muqdisho iyo nawaaxigeeda in xarunta daaweynta indhaha, dhagaha, cunaha, sanka iyo ilkaha
Ee SAHAL EYE & DENTAL....ay idiin qabaneyso
Adeegyo caafimaad oo free ah
Iyo qiimo dhimis 30% bisha carafo awgeed
Hadaba fursadaha aad heleyso waxaa kamid ah
1.. dhaqtarka indhaha oo kuu qabanaya.... baaritano free ah
Iyo cabir lagu kalsoonaan karo
2.. dhaqtarka ENT ( sanka cunaha iyo dhegaha)
oo kuu qabanaya baaritaano free ah iyo talo bixin lagu kalsoonaan karo
3... dhaqtrka ilkaha
oo kuu qabanaya
Baaritaano firii ah
Iyo farsamo tayo leh
xarunta waxey kutalaa
Isgoyska suuqa bakaaraha
Leexashada wada debka
Hadaba kala xariir
61 3778266
61 1248833

Sahal Eye and dental Kusoo dhawada. Sahal eye & Ent Center oo aad kaheli karto Glasses casri ah oo taye leh
Kala soo xariiir Tell: 613778266

Photos from Sahal Eye and dental's post 13/05/2026

𝗦𝗮𝗵𝗮𝗹 𝗘𝘆𝗲 & 𝗢𝗽𝘁𝗶𝗰𝗮𝗹
https://wa.me/252618065396
Ma doonaysaa muraayad isku darsata tayo, qurux iyo raaxo?
Sahal Eye & Optical waxaad ka helaysaa muraayado casri ah oo si gaar ah loogu doortay dadka jecel fashion-ka iyo tayada dhabta ah.

🕶 𝗡𝗮𝗾𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼 𝗖𝗮𝘀𝗿𝗶 𝗮𝗵 & 𝗖𝗹𝗮𝘀𝘀𝗶𝗰 𝗮𝗵 – Ku habboon rag & dumar
💎 𝗕𝗿𝗮𝗻𝗱-𝘆𝗼 𝘁𝗮𝘆𝗼 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗹𝗲𝗵 sida 𝗠𝗔𝗦𝗔𝗜 & 𝗧𝗢𝗠 𝗙𝗢𝗥𝗗
👁 Ku habboon akhris, shaqo, jaamacad & isticmaal maalinle ah

🔥 𝗤𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗺𝗮𝗰𝗾𝘂𝘂𝗹 𝗮𝗵
🔥 𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴 𝗺𝗮𝗰𝗺𝗶𝗶𝗹 𝗼𝗼 𝗵𝗲𝗲𝗿 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗮𝗵
🔥 𝗧𝗮𝘆𝗼 𝗹𝗮 𝗵𝘂𝗯𝗼

📞 𝗪𝗮𝗰 𝗛𝗮𝗱𝗱𝗮: 𝟬𝟲𝟭𝟴𝟬𝟲𝟱𝟯𝟵𝟲 || 61 8065396
📍 Booqo Sahal Eye & Optical maanta oo ka faa’iidayso naqshadaha cusub!

19/03/2026

🌙✨ CIID WANAAGSAN ✨🌙

Xarunta Sahal Eye & Opticals waxay idin leedahay Ciid Mubaarak dhammaan macaamiisha sharafta leh.
Allaha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, caafimaad iyo farxadna ha ina siiyo 🤲💙

📍 Waxaa naga heli kartaan: Zoope KM5

👓 Adeegyo tayo leh oo indhaha ah ayaan idiin haynaa mar walba

CIID FARXAD LEH! 🎉

06/03/2026

Soo dhawada asaxaabta ka soo dalbo Tell:618065396

Photos from Sahal Eye and dental's post 03/03/2026

𝗦𝗮𝗵𝗮𝗹 𝗘𝘆𝗲 & 𝗢𝗽𝘁𝗶𝗰𝗮𝗹 – 𝗔𝗿𝗮𝗴𝘁𝗶 𝗖𝗮𝗱, 𝗤𝘂𝗿𝘂𝘅 & 𝗞𝗮𝗹𝘀𝗼𝗼𝗻𝗶!

Ma doonaysaa muraayad isku darsata tayo, qurux iyo raaxo?
Sahal Eye & Optical waxaad ka helaysaa muraayado casri ah oo si gaar ah loogu doortay dadka jecel fashion-ka iyo tayada dhabta ah.

🕶 𝗡𝗮𝗾𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼 𝗖𝗮𝘀𝗿𝗶 𝗮𝗵 & 𝗖𝗹𝗮𝘀𝘀𝗶𝗰 𝗮𝗵 – Ku habboon rag & dumar
💎 𝗕𝗿𝗮𝗻𝗱-𝘆𝗼 𝘁𝗮𝘆𝗼 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗹𝗲𝗵 sida 𝗠𝗔𝗦𝗔𝗜 & 𝗧𝗢𝗠 𝗙𝗢𝗥𝗗
🛡 𝗙𝗿𝗮𝗺𝗲𝘀 𝗮𝗱𝗮𝗴 𝗼𝗼 𝗿𝗮𝗮𝗴𝗮𝘆𝗮 – fudud, raaxo leh, islamarkaana qurux badan
📏 Cabbir sax ah si uu si qumman ugu fariisto wejigaaga
👁 Ku habboon akhris, shaqo, jaamacad & isticmaal maalinle ah

Indhahaagu waa iftiinka noloshaada – ha ku halleyn meel kasta!
Dooro meel aad ku kalsoonaan karto 💙

🔥 𝗤𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗺𝗮𝗰𝗾𝘂𝘂𝗹 𝗮𝗵
🔥 𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴 𝗺𝗮𝗰𝗺𝗶𝗶𝗹 𝗼𝗼 𝗵𝗲𝗲𝗿 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗮𝗵
🔥 𝗧𝗮𝘆𝗼 𝗹𝗮 𝗵𝘂𝗯𝗼

📞 𝗪𝗮𝗰 𝗛𝗮𝗱𝗱𝗮: 𝟬𝟲𝟭𝟴𝟬𝟲𝟱𝟯𝟵𝟲 || 61 8065396
📍 Booqo Sahal Eye & Optical maanta oo ka faa’iidayso naqshadaha cusub!

24/11/2025

Frames cusub ayaa yimid Sahal Eye & ENT Center! 😍
Ka dooro midka wajigaaga ugu quruxda badan 💫
Soo booqo maanta xarunteenna oo hel arag iyo muuqaal cusub 👓
📍 Address: Km5 zone, Muqdisho – Soomaaliya
📞 Phone/WhatsApp: +252 613 778266

📞 Phone/WhatsApp: 61 3778266

15/11/2025

Frames cusub ayaa yimid Sahal Eye & ENT Center! 😍
Ka dooro midka wajigaaga ugu quruxda badan 💫
Soo booqo maanta xarunteenna oo hel arag iyo muuqaal cusub 👓

📍 Address: Km5 zone, Muqdisho – Soomaaliya
📞 Phone/WhatsApp: +252 613 778266

15/11/2025

Quruxda araggaaga ku dar frame cusub!
Sahal Eye & ENT Center waxay kuu soo bandhigtay frames cusub oo fashion ah ✨
Dooro midka ugu habboon wajigaaga 💬
📞 +252 613 778266 | 📍 Km5 Zone, Muqdisho

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Isgooska Bakaaraha
Mogadishu
00252