Hiilliye Consultancy

Hiilliye Consultancy

Share

Expertise in Law, Excellence in Communication.

23/01/2025

Waxaa sharaf inoo ah inaan ka shaqeynay Shir Sanadeedkii 7aad ee Garsoorka Dalka oo 16–17ka bishan ku qabsoomay magaalada Muqudisho, isla markaana uu cinwaankiisu ahaa '𝐂𝐚𝐬𝐫𝐢𝐲𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐭𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐚𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚.'

Waxyaabaha aan ka shaqeynay muddadii shirka ka hor iyo intii uu shirka socday waxaa kamid ah; in aan siinnay dhammaan adeegyada la xiriira warbaahinta iyo xiriirka (Communication & Media). Adeegyada aan bixinnay waxaa kamid ah, diyaarinta muuqaalo kala duwan, documentary films, Posters kala duwan iyo istaraatiijiyadda baahintooda. Sidaas oo kale waxaan diyaarinnay nuxur qoraaleedyada shirka ee la baahiyay maalmihii shirka ka horeeyay iyo intii uu shirka socday.

Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo adeegyadan oo kale oo si heersara ah laguugu qabanaayo fadlan nala soo xiriir maantaba.

Mahadsanidiin.

23/01/2025

𝐌𝐢𝐧𝐢 𝐃𝐨𝐜𝐮𝐦𝐞𝐧𝐭𝐚𝐫𝐲: Waaqaca uu ku sugan yahay Garsoorka Dalka iyo caqabadaha waaweyn ee uu wajahayo.

Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 05:00
Tuesday 08:00 - 05:00
Wednesday 08:00 - 05:00
Thursday 08:00 - 05:00
Saturday 08:00 - 05:00
Sunday 08:00 - 05:00