Somali Lens
Somali Lens is a media company dedicated to amplifying authentic Somali voices.
19/04/2026
Kobaca Ganacsigu ma aha nasiib โ waa istaraatiijad, hal-abuur iyo fulin sax ah.
Nala soo xariir oo noo sheeg xogtaada si aan Talo bilaasha kuu siino ๐
16/04/2026
Shirkadda Somali Lens waxaa ka bannaan boos shaqo oo ah Motion Graphic Designer and Video editor.
Hadii aad leedahay xirfad, khibrad, hal-abuur iyo aqoon ku filan oo buuxin kara jagadan: Fadlan codsigaga ku soo dir [email protected]
wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xariir +252616344418
15/04/2026
โHa sugin ee samee.โ ๐ฌ
Taasi waxay ahayd fariinta ugu muhiimsan ee Somali Lens la wadaagtay ardayda Multimediaha ee Jaamacadda Jamhuriya (Jamhuriya University of Science and Technology) kadib kulan aan kula wadaagnay waayo-aragnimadeena film samaynta.
Ardaydu waxay muujiyeen xiiso iyo rabitaan dhab ah oo ku aaddan sheeko-sheegista iyo film sameynta โ taas oo caddeyn u ah in jiilka cusub uu doonayo in Soomaaliya la jaanqaado dunida, isla markaana sheekooyinkeeda u sheegato si xirfad leh.
Somali Lens waxay aaminsan tahay in iskaashi u dhexeeya shirkadaha iyo jaamacadaha uu yahay furaha horumarinta hal-abuurka iyo garaadka ardayda.
Haddii aad xiisaynayso:
โ Film sameynta (Filmmaking) ๐ฅ
โ Jilitaanka ๐ญ
โ Iyo hal-abuurka sheekooyinka
๐ฒ Nagu soo biir, si aad u hesho talooyin, casharro, iyo fursado dhab ah
๐ฌ Noo sheeg filmmada Soomaalida kuwa aad ugu jeceshahay ๐
21/03/2026
SADAAL OO KU GUULEYSO $20
ARSENAL Vs MANCHESTER CITY | Carabao Cup Final
๐๐ก๐๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐๐ก๐:
1. Follow dheh page-ka
2. Like saar postiga
3. Share Public ah ka dhig post-ga.
4. Saadaalintu waxay ku egtahay marka ay bilaabato ciyaarta.
F.G: Haddii aadan shuruudaha buuxin, qof buuxiya ee kaa dambeeyey ayaa abaal-marinta heli doona
19/03/2026
๐โจ Ciid Mubaarak! โจ๐
Munaasabadda barakeysan ee Ciidda awgeed, waxaan hambalyo diirran u diraynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Ilaahay ha naga aqbalo cibaadadii soonka, hana ka dhigo maalinteena ciidda mid aan ka helno farxad, midnimo iyo isjacayl.
Farxad iyo nabad ku ciida dhammaantiin
07/03/2026
Sawiraddan waxaan ka qaadnay Xamarweyne, mid kamida dagmooyinka ugu qadiimisan iyo ilbaxnimadii u h**eysay ee magaalada Muqdisho quruxda dhabta ah ee Soomaaliya waxay ku jirta dhaqankeena soo jireenka ah, dumarkeena kaalin walba buuxiya, iyo ilbaxnimadeena taariikhiga ah ๐ธ Ali Yare Husen
23/02/2026
Bisha Ramadaan ma seexataa mise waxaad u shaqeysaa sida bilaha kale ?
20/02/2026
Somali Lens delivered hands-on radio drama production training for young people stepping into media for the first time.
From script to studio, they learned by doing โ building skills, confidence, and a voice for peace.
18/02/2026
Soonqaad Wanaagsan
Siday kugu dhamaatay Maalintaada 1โaad ee Ramadaan?
16/02/2026
Somali Lens at the Validation of the Data Governance Policy
We were honored to provide professional SomaliโEnglish interpretation services during the Validation Workshop of the Data Governance Policy.
Our team ensured clear communication and smooth dialogue among stakeholders, contributing to an inclusive and effective policy validation process.
At Somali Lens, we remain committed to supporting national development initiatives through high-quality communication services.
Dulmar: Kulanka Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee Qaybta Caafimaadka.
Somalilens waxay dhacdooyinkaaga kaaga diyaarinaysaa muuqaalo xirfadeysan iyo sheekooyin hal abuur leh,
Hadii aad daneyneyso in munaasabadaaada loo duubo si ka duwan sidii h**e fadlan nagala soo xiriir: +252616344418
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Tripiano
Mogadishu
BN0000
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 16:00 |
| Tuesday | 08:00 - 16:00 |
| Wednesday | 08:00 - 16:00 |
| Thursday | 08:00 - 13:00 |
| Saturday | 08:00 - 16:00 |
| Sunday | 08:00 - 16:00 |
22/03/2026