Barco
Kuso dhawow shirkada naqshadeenta, kala iibinta iyo dhisida guryaha , ee Barco ( Bayaan | Architects | Real Estates | construction ).
30 sano oo burbur ah kadib waxaan qeyb weyn ka nahay bilic soo celinta magaalada anagoo uga qeyb qaadaneyno naqshqado casri ah lana jaan qaadi karo dunida .
kuma ekin intaas waxaan diyaar la nahay fulintooda welipa qalap tayo sare leh ayadoo la adeegsanaayo iyo qubaro ku takhasusay dhismayaasha madaniga ah.
si aad uhesho xog ku badan intaas nagala soo xiriir 0610757400.
25/11/2025
Adigana waan kuu naqshadeen karnaa , kuuna dhisi karnaa macaamiil.
Nala soo xiriir hadda
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Bakaaro
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 16:30 |
| Tuesday | 08:00 - 16:30 |
| Wednesday | 08:00 - 16:30 |
| Thursday | 08:00 - 16:30 |
| Saturday | 08:00 - 16:30 |
| Sunday | 08:00 - 16:30 |