Tusmo Youth Development Organization
This youth organization is not profit and non-govermental organization, is a volunteer association wh
"Ciid Mubarak! Maanta waxaan farxadda ciidda la qaybsannay carruurta agoonta ah iyo kuwa danyarta ah, annagoo gaarsiinnay dharkii ciidda si ay u dareemaan quruxda maalintan. Waxaan leenahay: 'Jazaakumullaahu Khayran' dhammaan walaalihii gacan ka geystay mashruucan, idinkoo raacaya dardaarankii Nabiga (NNKH) ee ahaa: 'Aniga iyo qofka agoonka kafaala-qaada Jannada waxaan u jiri doonnaa sida labadan farood.' Illaahay ha idinka abaal-mariyo farxadda aad geliseen qalbiyada carruurta. Ciid wanaagsan dhammaantiis!"
Ciid mubaarak.
16/03/2026
Maalintii 27aad barnaamijkii afuri walaalka ee sanadkeeni 8aad bisha barakeesan ee ramaadaan Alle wuxuu inoogu soo dhameeyey si nabad ah.
Barnaamijkaan ayaa socon doono guud ahaan bisha Ramadan
Ka qayb qaado walaal xoog iyo xoolo wixii aad awoodo
Kala xiriir +252772073810
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Maka-almukarama Street, Waberi Disrict Mach Village
Mogadishu