Halamsade media
warbaahin la hubo
03/07/2023
Wafti ay hogaaminayeen Madaxwaynihii h**e ee Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Raysal Wasaare h**e Cumar Cabdirashiid Cali sharmake, Oo maantay soo Gaaray Garoowe ayaa caawa kulan la qaatay mudanayaal ka kala tirsan labada golle ee Baarlamaanka Faddaraalka ee Soomaaliya oo uu hogaaminayo Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Aqalka sarre muddane Timacadde.
Kulankaan ayaa waftigu kaga dhagaysteen waxbixin mudanayaasha labade golle xaladda Puntland iyo kulamadii h**e ee ay lasoo yeesheen Isimadda Nugaal, Gudoonka Barlamaanka, PUNSA iyo qaar ka midda mucaaradka.
waxaana kulanka la isla qaatay in laga wada shaqeeyo amniga iyo wada jirka Puntland, sidoo kalana laga shaqeeyo Puntland jihada nabadda iyo Horumarka socda.
Halamsade media
Category
Telephone
Website
Address
Maka Al Mukarana
Mogadishu
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Halamsade media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.