Atlas crypto trading
CRYPTO SMART TRADING
15/06/2026
🔥 𝗧𝗥𝗘𝗡𝗗𝗜𝗡𝗚 𝗖𝗢𝗜𝗡𝗦 𝗨𝗣𝗗𝗔𝗧𝗘 | 𝟭𝟱 𝗝𝗨𝗡 𝟮𝟬𝟮𝟲 🔥
Suuqa crypto-ga mar walba wuu is beddelaa, laakiin xogta saxda ahi waxay kaa caawisaa inaad qaadato go'aanno wanaagsan.
📈 𝗖𝗼𝗶𝗻𝗻𝗮𝗱𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹-𝗵𝗮𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻:
• PENGU
• SIREN
• HYPE
• TAO
• BTC
• NEAR
𝗧𝗵𝗲 𝗣𝗼𝘄𝗲𝗿 𝗼𝗳 𝗦𝗺𝗮𝗿𝘁 𝗧𝗿𝗮𝗱𝗶𝗻𝗴.
14/06/2026
𝗔𝗧𝗟𝗔𝗦 𝗖𝗥𝗬𝗣𝗧𝗢 𝗧𝗥𝗔𝗗𝗜𝗡𝗚 | 𝗗𝗔𝗜𝗟𝗬 𝗠𝗔𝗥𝗞𝗘𝗧 𝗨𝗣𝗗𝗔𝗧𝗘
𝗪𝗮𝗿𝗯𝗶𝘅𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗲𝗲 𝗰𝗼𝗶𝗻𝘀𝗸𝗮 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗲 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝘂𝘄𝗮 𝗸𝗵𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝗵𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗲.
📅 𝟭𝟰 𝗝𝘂𝗻𝗲 𝟮𝟬𝟮𝟲
📈 𝗧𝗼𝗽 𝗚𝗮𝗶𝗻𝗲𝗿𝘀
🟢 Humanity (H) +185.1%
🟢 Backpack (BP) +37.7%
🟢 Yei Finance (CLO) +34.3%
🟢 MCOIN +29.4%
🟢 Velvet (VELVET) +30.1%
📉 𝗧𝗼𝗽 𝗟𝗼𝘀𝗲𝗿𝘀
🔴 Stargate Finance (STG) -48.6%
🔴 Audiera (BEAT) -36.1%
🔴 Siren (SIREN) -30.8%
🔴 ETHGas (GWEI) -17.6%
🔴 Asteroid Shiba (ASTEROID) -14.2%
Stay informed with the latest market movers and make data-driven decisions.
𝗧𝗵𝗲 𝗣𝗼𝘄𝗲𝗿 𝗼𝗳 𝗦𝗺𝗮𝗿𝘁 𝗧𝗿𝗮𝗱𝗶𝗻𝗴
11/06/2026
🚨 Bitcoin ma gaaray Bottom-ka mise wali safarku wuu socdaa?
Taariikhda Bitcoin waxay na bartay in meelaha ugu wanaagsan ee fursadaha ay badanaa yimaadaan marka cabsi badan ay suuqa ka jirto, sida maalmahaan oo kale.
Qaar waxay aaminsan yihiin in bottom-ku horey u dhacay(meel hoose oo suuqa laga buy gareeyo ).
Qaar kalena waxay filayaan volatility dheeraad ah si loo sameeyo dhaqaaq fiican.
Suuqa ma saadaalin karno, laakiin waxaan baran karnaa sida uu horey u dhaqmay.
Trader-ka guuleysta ma raaco dareenka dadka badan — wuxuu raacaa qorshe iyo maamulka khatarta.
10/06/2026
🇺🇸 Qoyska Donald Trump ayaa la sheegay inay ka sameeyeen faa’iido dhan $2.3 bilyan mashruucyadooda crypto, halka dadka investorska ah badankood ay khasaaro lexaad leh ay dhaxjiifaan.
Ninkaan odaga suuqa wookuciyaaray
⚡ THE POWER OF SMART TRADING
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu, Somalia – Maka Al-Mukarrama Street, Opposite Cadaani Tower
Mogadishu