Iid cabdi macalin
#iid cabdi
03/11/2023
Alxamdulilaah caawa waxaa ka da,ay qabalaha hariir iyo agagaarkiisaba roob mahiigaan alx waa barwaadii ilaahay een inbadan wada sugaynay
31/10/2023
Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo waxaan halkan uga hambalyeynayaa wllky cabdulaahi faarax iyo marwadiisa xamda oo arooskoodu kadhacay qabalaha hariir ee dagmada shaygoosh guurkiinu guur khayrle
23/10/2023
Alxamdulilaah gaaladii Israel 🇮🇱 oo baro kac ah illaahaw jabi gaalada oodhan muslimiintana ☪️ quwee yaa Allah aamiin
25/09/2023
Geedkaan Magiciisa yaa yaqaaana hadaad taqaanaan commentiga noogu soo reeb
Jacfar sheikh mahamed Ahmed oo kahadlay misjidka cilmi dheere
Arooryo suuban dhamaan asxaabta meel kastood daafaha dunida kajoogtaan waan idin salaanay
Gabaygii ceebdiid ee uu curiyey (tiriyey) abwaan faysal ee ahaa hiil wlltinimo ee u ku garab istaagayey xaq udirirka ssc oo u ku qeexay abwaanku inaynan ahaan doonin dagaalku dhulbahante oo kali ahee amba harti kali ahee uu noqon doono daarood oo dhan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the university
Telephone
Website
Address
Jidka 3
Muqdisho
HALEEL