Safa Team
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Safa Team, Basketball Stadium, Muqdisho.
20/03/2016
Tababaraha kooxda kubadda cagta ee Real Madrid Zinedine Zidane ayaa sheegay in kulanka ay caawa wajahayaan naadiga Sevilla, uu yahay mid adag, ciyaartan oo ka tirsan tartanka La Liga Spain. Los Blancos ayaa haatan 15 dhibcood oo nadiif ah ka dambeysa, hogaamiyayaasha horyaalka Spain ee Barcelona, laakiinse Zidane ayaa ku adkaysanaya in kooxda uu haatan maamulo ee Real Madrid ay tahay mid ka mid ah naadiyadda ugu wanaagsan duniddaa dhan kastana ay meel ka saari doonaan caawa Sevilla. [ 92 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/20/tababaraha-real-madrid-zinedine-zidane-oo-ka-hadlay-kulanka-adag-ay-caawa-ka-hortagayaan-sevilla-muxuuse-ka-yiri-ciyaartan-iyo-muhiimadda-ay-kooxdiisa-u-leedahay/
Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane Oo Ka Hadlay Kulanka Adag Ay Caawa Ka Hortagayaan Sevilla, Muxuuse Ka Yiri Ciyaartan Iyo Muhiimadda Ay Kooxdiisa U Leedahay.? Tababaraha kooxda kubadda cagta ee Real Madrid Zinedine Zidane ayaa sheegay in kulanka ay caawa wajahayaan naadiga Sevilla, uu yahay mid adag, ciyaartan oo ka tirsan tartanka La Liga Spain. Los Blancos ayaa haatan 15 dhibcood oo nadiif ah ka dambeysa, hogaamiyayaasha horyaalka Spain ee Barcelona, la…
19/03/2016
Inkastoo ay kala duwan yihiin dhamaan ciyaaraha laga ciyaaro daafaha caalamka, haddana sidaas oo ay tahay waxay mar walba ka wada siman yihiin, daawashadda iyo la socoshadda heerarka kala duwan ee madadaalada dhamaan ciyaar kasta oo dunidda laga ciyaaro. Tan kale oo ay ka siman yihiin, ciyaaraha dunidda laga dheelo waxaa ka mid ah in qaybtoodd ay is taageeraan. Haddaba maanta waxaan halkaan akhristayaasheena sharafta leh aan idiinku soo gudbinaynaa, qaar ka mid ah 30-ka dadyowga ugu caansan wadidda baabuurta dheereeye ee orodada loogu barato ee Formula 1 iyo kooxaha ay taageeraan, marka loo eego dhanka kubadda cagta. [ 160 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/19/warbixin-wax-ka-ogow-xogta-ilaa-30-ka-mid-ah-dadka-ugu-caansan-waddida-baabuurta-orodada-ah-ee-formula-1-iyo-kooxaha-ay-caalamka-ka-taageeraan/
Warbixin: Wax Ka Ogow Xogta Ilaa 30 Ka Mid Ah Dadka Ugu Caansan Waddida Baabuurta Orodada Ah Ee Formula 1 Iyo Kooxaha Ay Caalamka Ka Taageeraan. Inkastoo ay kala duwan yihiin dhamaan ciyaaraha laga ciyaaro daafaha caalamka, haddana sidaas oo ay tahay waxay mar walba ka wada siman yihiin, daawashadda iyo la socoshadda heerarka kala duwan ee madadaalada dhamaan ciyaar kasta oo dunidda laga ciyaaro. Tan kale oo ay ka siman yihiin, ciyaaraha dun…
15/03/2016
Shabaq ilaaliyah u dhashay dalka Braziil ee goolka u qabta kooxda Watford ayaa sheegay in naadida Arsenal ay ka mid tahay kooxaha yar yar ee ka jira dalka England. Haddaba goolhayahan lagu magacaabo Heurelho Gomes ee haatan u ciyaara naadiga Watford ayaa saxaafadda u sheegay haddalo dadka qaar ka yaabiyay, isagoona yiri siddan: “Waxaan hubaa in kooxda Arsenal ay tahay, naadi yar oo aysan ka mid ahayn kooxaha Waa weyn ee yurub iyo England, sidoo kale waxaan ogahay in si walba oo ay yeesho aysan intii sanad ahaa ee ugu dambeysay 12 sano aysan qaadin horyaalka Premier League England.” [ 114 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/15/goolhayaha-kooxda-watford-heurelho-gomes-oo-sharaftii-ka-qaaday-kooxdda-arsenal-isagoona-waxba-u-reebin-ogaadda-mar-walba-gunners-waxay-ka-mid-tahay-naadiyadda-yar-yar/
Goolhayaha Kooxda Watford Heurelho Gomes Oo Sharaftii Ka Qaaday Kooxdda Arsenal, Isagoona Waxba U Reebin “Ogaadda Mar Walba Gunners Waxay Ka Mid Tahay Naadiyadda Yar-yar.!” Shabaq ilaaliyah u dhashay dalka Braziil ee goolka u qabta kooxda Watford ayaa sheegay in naadida Arsenal ay ka mid tahay kooxaha yar yar ee ka jira dalka England. Haddaba goolhayahan lagu magacaabo Heurelho Gomes ee haatan u ciyaara naadiga Watford ayaa saxaafadda u sheegay haddalo dadka qaar ka ya…
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Muqdisho
143