Barbaar Academy

Barbaar Academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Barbaar Academy, School, Hodan Mogadishu, Muqdishow.

19/01/2026

Barbaar Academy waa xarun waxbarasho iyo tarbiyeyn oo diiradda saarta barbaarinta ubadka si dhammaystiran. Waxaan ku dadaalaynaa in carruurta lagu hago diinta Islaamka, akhlaaqda suuban, iyo xirfadaha nolosha, si ay u noqdaan jiil aqoon leh, edebsan, kuna anfaca diintooda, dalkooda, iyo bulshada guud ahaan.

🎥 Daawo muuqaalka hoose si aad u aragto sida aan u dhiseyno mustaqbal ifaya oo ku saleysan iimaan, aqoon, iyo masuuliyad.

11/01/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Xannaanada Barbaar waxay ku wargelinaysaa dhammaan waalidiinta in ay sameyneyso qiimo-dhimis gaar ah 🎉
Xarunta Kpp
⏰ Laga bilaabo 10-ka bishan ilaa 15-ka bishan.
👉 Fadlan ka faa’iideysta fursaddan muhiimka ah inta ay socoto.

Kala xiriir 0613666912

17/12/2025

BARBAAR ACADEMY

"Korinta Jiil Qur’aanka Xambaarsan"

Hadafkeennu waa:
Inaan soo saarno ubad xafidsan Qur'aanka Kariimka fahamsan macnaha Kalaamka Allaah.

Nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah.Tell: 0613666913 Xarunta Daarusalam
0613666912 Xarunta Kpp

16/12/2025

Kala xiriir Xarunta Kpp 0613666912
Xarunta Daarusalam 0613666913

16/12/2025

KALA XIRIIR Xarunta Kpp 0613666912
XARUNTA Daarusalaam 0613666913

16/10/2025
14/10/2025

Carruurta maanta waa hoggaamiyeyaasha berrito

✨ Kaalay ku soo biir Barbaar Academy – Xarumaha Kpp&Daaru salaam Stateka Mango ✨
📍 Goob waxbarasho oo kalsooni iyo tayo leh.
▶️Xarunta Degmada Hodan Kpp0613666912
▶️Xarunta Daarusalaam 0613666913

11/10/2025

Carruurtu waa ubaxa berrito – barbaarintoodu waa masuuliyaddeenna

Halbeeggeenna: Qiyam, kalsooni, iyo koboc maskaxeed.

Kalaxiriir Xarumaheena ▶️Daarusalaam 0613666913
➡️Degmada Hodan kpp 0613666912

Barbaar Academy School

24/09/2025

Daahfurka Xarunta Labaad Xanaanada Barbaar Dagmada Daarusalaam Diiwaan galintuna Waysocotaa Soo gaar Intaan lagaa Buuxin Kalaxiriir 0613666912

20/09/2025

Midkamida Waalidiinta oo Dareenkeeda ku cabirtay Sida Ubadkeeda ugu Aamintay xanaanada
▶️Daarusalaam 0613666913
▶️Kpp-0613666912

20/09/2025

Ustaada Naciima Maxamuud Afrax Oo Kamid ah Maamulka Xanaanada Barbaar Ayaa kahadashay Tarbiyada Caruurta

Want your school to be the top-listed School/college in Muqdishow?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Hodan Mogadishu
Muqdishow