Mo farhan
Reels videos
31/12/2025
Dhammaanteen horay ayaan u aragnay dabaal-deggaas caanka ah. ๐ฅน
Gabriel Jesus ayaa sameeyay dabaal-degga caanka ah ee Ricardo Kakรก, isagoo muujiyay funaanadda ay ku qoran tahay
โ๐๐ง๐ข๐ ๐ฎ ๐๐๐ ๐๐๐๐ก๐๐ฒ ๐๐ข๐ฌ๐โ, kadib markii uu dhaliyay goolka kulankii 4-0 ay kaga badiyeen Aston Villa.
29/12/2025
๐จ๐ด๐ต Pablo Gavi:
โWax walba si fiican ayay u socdaan. Aragti ahaan, 5 bilood kadib waan awoodi karaa inaan ciyaaro.โ
โWaxa kaliya ee aan doonayo waa inaan bogsado. Sidoo kale waxaa jira Koobka Adduunka, waxaana rajeynayaa inaan ka qeyb galo anigoo 100% diyaar ah.โ ๐๐
Waa Pablo Gavi โฝ๏ธ
Wuxuu u ciyaaraa FC Barcelona ๐ด๐ต iyo xulka qaranka Spain ๐ช๐ธ
Ciyaaryahanka khadka dhexe (midfielder) ah ayuu yahay.
29/12/2025
๐ฒ Lamine Yamal oo ku socdaalaya lamadegaanka Dubai.
28/11/2025
Ninkan hadii madax weyne laga dhigo dalka maxa ka filaysaa ๐คฃ๐คฃ๐คฃ๐คฃ๐คฃ๐ฅฐ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Muqdishow