Shumac
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shumac, Real Estate Company, Mogadishu, Muqdishow.
Part 106
Mashruuca Guri Sahal waa mashruuc casri ah oo ay hirgelisay shirkada Shumac.
Mashruucan wuxuu kuu fududeynayaa inaad hesho guriga riyadaada, adigoo:
✔️ Bixinaya 50% hormaris ah, iyo
✔️ 50% kalena si tartiib tartiib ah u bixinaya,
✔️ Iyadoo aan wax dulsaar ah jirin.
Guri Sahal waa fursad kuu ogolaanaysa inaad si sahlan ku yeelato guri qurux badan oo tayo leh.
Mogadishu: 0617492349
📲 WhatsApp: +252 617492349
🔗 https://wa.me/252617492349
📧 [email protected]
18/02/2026
Ramadaan Mubaarak umadda Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta. Bisha barakeysan ha noqoto waqti aan ku xoojinno xiriirka Eebbe, ku dadaalno samir iyo cibaado joogto ah, isla markaana aan is-caawinno. Ilaahay ha aqbalo soonkeenna iyo ducadeenna - ha inoo barakeeyo adduun iyo aakhiro. Aamiin.
Part 103: Shub Salooto
Mashruuca Guri Sahal qeyb ka noqo.
Design kasta aad doorataba SHUMAC waxay kula diyaar tahay in ay kuu dhisto.
Hadii aad u baahantahay dhismooyin bilic qurxoon fadlan inagala soo xiriir:
Mogadishu: 0617492349
Whatsapp: +252 617492349
Whatsapp link: https://wa.me/252617492349
Email: [email protected]
SHUMAC CONSTRUCTION & GENERAL SERVICE CO
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Muqdishow