Shamaca

Shamaca

Share

Blogger| Digital Storyteller| Freelance Copywriter & Digital Communications/Marketing Expert| Translation

01/05/2026

Tan xigta waa LinkedIn verification.

Barnaamijka Anthropic ee Claude oo ugu dambeyn loo furay Soomaaliya, sida ChatGPT.

Jaallayaal bal ka wardoono oo ila wadaaggii waxaad ka kulantaan.

28/04/2026

Gobollada si uun u qawadsan ama raba(y) in ay ka go'aan dawladdooda dhexe, badankoodu waxay ku yaallaan jihada waqooyi. Tusaale waxaa ah Azawad, waqooyiga Maali; Iskodlaan, waqooyiga Ingiriiska; Katalooniya, waqooyiga Isbeyn; Kurdistaan, waqooyiga Ciraaq; Tamil Eelam, waqooyiga Sirilaanka... Waxaa muuqata in reer waqooyi oo dhan ay ku heshiiyeen in ay gaar u istaagaan. 🙂

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Istanbul?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Istanbul