Iftin Development Organization

Iftin Development Organization

Share

Community Organization

19/01/2026

Ugu Danbayn Rug Cadaagii Soo Rogaal Celi

19/01/2026

Wax Qabad H**e
13/12/2024
Dhalinyarada isxilqaamayaasha ee ururka Iftin Development Organization ayaa maanta ka sameeyey olole nadaafadeed xaafadda Yamayska Biyaha ee magaalada Gaalkacyo. Ololaha ayaa diiradda lagu saaray gubista qashinka iyo nadiifinta deegaanka.

Intaa waxaa dheer, dhalinyaradu waxay sidoo kale ka shaqeeyeen jarista geedka Yuhuudka oo ku fiday wadooyinka qaar, kuna noqday caqabad dhanka isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha.

Howshan ayaa ah mid qeyb ka ah dedaallada ururka Iftiinka ee ku aaddan kor u qaadista nadaafadda iyo wacyigelinta bulshada.

Ololahan ayaa loo arkaa tallaabo muhiim ah oo lagu dhiirrigelinayo isku-duubnida bulshada iyo ilaalinta deegaanka guud ahaan magaalada Gaalkacyo.

19/01/2026

Wax Qabad H**e
7/11/2025

Dhalinyarada isxilqaamayaasha ee ururka Iftin Development Organization ayaa maanta olole nadaafadeed iyo wacyi galin kasameeyey kaamka salama one ee magaalada Gaalkacyo. Ololaha ayaa diiradda lagu saaray gubista qashinka iyo nadiifinta deegaanka.

Howshan ayaa ah mid qeyb ka ah dedaallada ururka Iftiinka ee ku aaddan kor u qaadista nadaafadda iyo wacyigelinta bulshada.

Ololahan ayaa loo arkaa tallaabo muhiim ah oo lagu dhiirrigelinayo isku-duubnida bulshada iyo ilaalinta deegaanka guud ahaan magaalada Gaalkacyo.

Salama one.

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Bukasa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Bukasa

Opening Hours

Monday 08:00 - 22:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00