SNN
Barta Wararka Somalia iyo Caalamka
The Brutal Knockout of Jake Paul
Jake Xalay Si xun baa loo Garaacay
19/10/2025
Golaha Wasiirrada Waqooyiga-bari Soomaaliya oo Lagu Wado in la Shaaciyo Ka Hor Muddada K**a Dambeysta Ah.
LAASCAANOOD: Golaha Wasiirrada ee maamulka Woqooyi-bari Soomaaliya ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo saacadaha soo socda, maadaama ay berri ku egtahay muddadii ay xildhibaannadu u qabteen madaxtooyada si ay u soo dhisto xukuumadda cusub ee WBS.
Sida ay sheegeen ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan maamulka WBS, waxaa la filayaa in la magacaabo ku dhowaad labaatan wasiir, kuwaas oo intooda badan la filayo inay ka yimaadaan gobollada Sool iyo Sanaag, halka tiro kooban oo wasiirro ah lagu wado in laga magacaabo gobolka Cayn, halkaas oo weli ay ka taagan yihiin khilaafyo iyo doodo siyaasadeed.
Dhanka kale, weli si rasmi ah looma shaacin waqtiga lagu caleema-saarayo madaxweynaha iyo ku-xigeenka maamulka, maadaama ay weli sugiayaan madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo aan weli caddeyn jadwalkooda.
✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻
Northeastern State of Somalia Cabinet Set to Be Unveiled Ahead of Deadline
LAASCAANOOD: The Cabinet of the Northeastern Somalia administration is expected to be announced in the coming hours, as tomorrow marks the deadline given by the parliament to the presidency to form the new WBS government.
According to sources within the WBS administration, around twenty ministers are expected to be appointed, Most of whom are expected to come from the Sool and Sanaag regions, while only a few will be appointed from the Cayn region., where disagreements and debates are still ongoing.
Meanwhile, the official date for the inauguration of the president and vice president of the administration has not yet been announced, as they are still awaiting confirmation from the Federal Government of Somalia, whose schedule has not yet been clarified.
18/10/2025
Sida Ay Muujinayaan Sawirada Lagu Qaaday Dayax-Gacmeedyo, Iiraan Waxay Cusboonaysiinaysaa Magaalooyinkeeda Ay Gantaalada Ka Ridi Karto Iyadoo Ku Rakibaysa Silos, Si Gantaalada Looga Gano Gudaha Buuraleyda.
According to satellite imagery, Iran is upgrading its Missile Cities with Silos so that missiles can be launched from the depths of mountains.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Kampala Road
Kampala