TOOS IFIYE
Somali Mida Ah Garasho
Hadal xaqiiq ah Dr dolaal xaalxali.
" Baribaan nin lacag ka amaahday manaan bixinkarayn, anoo ka dhuunta ayaan maalin masaajid isku ag tukanay ...." 😱
- Ustaad Cabdiraxmaan Buraale
28/08/2024
Qoraalka hoose waa sanand kahor, xili Mubashir Dubad ka hadlayay dhiraynta la sameeyo.Hoos ka akhriso.
"Lix milyan oo geed baan hada sheeganaynaa inaan beernay waydinka arkay kuwii shan sano kahor lagu beeray xafiiska Madaxweynaha hortiisa cidi ma waraabiso waana halka ugu roon ee imika ay geedo ka taagtaagan yihiin, way wada engageen, waana halkii aynu kuba faanaynay inagu, haday halkaasi sidaas tahay meelaha kalena dee hadalkeedaba daa."
Mubashir Dubad, Wasiirka Xafiiska Qorsheynta oo talooyin siinayay xafiiska Ilaalinta Deegaanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in xafiisku ka midha dhaliyo qorsheyaashiisa oo ay noqon kuwo iskaga dayo ah.
Wasiirka ayaa sheegay inaan loo baahneyn in hadba layskaga daydo issue-ga Dalka ka socda, wuxuuna tusaale usoo qaatay qorshaha cagaarinta ee Dalka ka socda in lagu daydo oo lix milyan oo geed baan beernay la dhaho intoodii badneydna qalaleen iney wax macno ah sameynayn.
W/q Shardiid Macalin
Voss Tv
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Address
Kampala