Adam Joreeyj
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Adam Joreeyj, Amateur Sports Team, Kampala.
02/12/2025
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ
رَبِّ زِدْنِي عِلْماً🤲
Mahad oo idil Allah ayay u sugnaatay, kaasoo ii suurtageliyey inaan xaqiijiyo mid ka mid ah ahdaafteyda waxbarasho ee heerka 2aad sare, taas oo aan kusoo afmeeray takhasuskayga sare ee kuliyadda Maamulka Ganacsiga iyo Mareenta Qebtiisa (Bangiyada iyo Maaliyadda).
Marka xigta, waxaan si gaar ah ugu mahadcelinyaa waalidkayga iyo walalkey Dahir A Ali oo muddada dheer ila garab taagnaa duco, Dadaal iyo dhiirigelin intaba.
Marka saddexaad, waxaan u mahadcelinayaa Jaamacaddayda Kampala International University iyo dhammaan ardaydii aan ku Saxibnay hayaankii iyo geeddi-socodkii aqooneed, iyo qof kasta oo maalmo badan garab igu siiyay safarkan. Dhammaantood waxaan u rajeynayaa guul iyo mustaqbal wanaagsan.
19/07/2025
Every day, it's a gift from Allah 💛
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Kampala