AMOUD News

AMOUD News

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AMOUD News, Media/News Company, Atlanta, GA.

04/18/2021

DF Soomaaliya waxay sheegtay in ay gacanta ku dhigtay lacag fara badan oo laga keenay Kenya, taas oo si sharci darro ah la doonayey in lagu soo galiyo gudaha magaalada Muqdisho.

Lacagta ayaa lagu qabtay Madaarka magaalada Muqdisho, sida uu sheegay Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya, waxay sheegeen in ay baaris ku wadaan lacagtan.

AMOUD News

04/16/2021

Guri ku yaala jigjiga ayaa davqabsaday oo ku yaal xaafada Aayarhalka(qabalaha 12)

04/12/2021

DEG DEG

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isku raacay in uu fashilmay Heshiiskii 17kii September ee Doorashada Faderalka, sidas oo kale mudo kordhin ayay u sameeyeen Hay'addaha baarlamaanka & Madaxtooyada, taas oo awood u siinaysa Guddiga doorashooyinka qabashada doorasho qof iyo cod h.

149 Xildhibaan ayaa u codeysay go'aankan oo laga daawanayay warbaahinta si toos ah.

GOOR DHAW LA SOCO 4 Caqabadood oo kahor imaanaysa, 4 Fursadood!

04/10/2021
Want your business to be the top-listed Media Company in Atlanta?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Atlanta, GA