Moh'ed Hussein

Moh'ed Hussein

Share

none

12/15/2025

Mareykanka ayaa sheegay inuu qaadi doono tallaabooyin aargoosi ah oo looga jawaabayo weerar shalay ka dhacay Suuriya oo lagu dilay labo askari oo Mareykan ah, iyadoo dhimashadan ay ka dhalatay markii gaadiid kolonyo ah oo ciidanka Mareykanka iyo askar ka tirsan ciidanka Suuriya galinkii dambe ee shalay rasaas lagu furay.

Weerarkan waxaa la sheegay inay fuliyeen dagaalyahanno ka tirsan Daacish oo goobta lagu dilay.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Bloomington?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Bloomington, MN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moh'ed Hussein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Bloomington.