Lababaar Media
lababaar media waa Codka Shacabka
06/21/2026
: Dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada liyuu police iyo shacab xoolo dhaqato ah oo ka dhacay gobalka doollo ee dowlad deegaanka Soomaalida.
Isku dhacyadan ayaa yimid kadib markii ay cirka isku shareertay xiisad colaadeed oo u dhaxeysay beelo walaalo ah oo wada dega gobolka, taas oo sababtay in laamaha amaanka ku baxaan, hase yeeshee arrintaas ayaa isu beddeshay isku dhac toos ah oo dhex maray ciidamada iyo shacabka deegaanka.
Waxaa durba lasoo wariyay dhimashada ku dhawaad 15 Qof iyo dhaawacyo tiro beel ah oo iskugu jira dhinacyada dagaalamay
Xaaladda gobolka ayaa weli kacsan, iyadoo la dareemayo cabsi iyo barakac ay sameynayaan qaar ka mid ah dadka rayidka ah.
LM24TV
Galmudug oo Dhaqdhaqaaq Ciidan ka wadda Magaalada Cadaado.
LM24TV
Odayaasha Dhaqanka Beesha Ceyr oo shir muhiim ah ku yeeshay Dhuusamareeb, kana hadlay adkeynta Nabadda, Xasilloonida iyo Hormarka Galmudug.
LM24TV
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Burnsville, MN
55306