Midnimo Somali Muslim /MSM/
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midnimo Somali Muslim /MSM/, Media/News Company, Chicago, IL.
Magaaloyinka Maraykanka oo Banan baxyo Falastiniinta lagu taagerayo ay ka socdaan
Oo Xasuuqa ay Madaxda isra'iil iyo Maraykan wadaan lagagaso horjeedo
10/10/2023
Aduunka waxaa ugu daran adigoo Hooyadaa, Aabahaa, ciyaalkagii iyo xaaskagii la xasuuqay oo waliba na aadan aasan karaynin.
Yahuuda ayaa kuwada Duqaymo isdaba jooga oo lagu beegsanayo Shacabka Falastiin
tirada dadka dhintay lama ogaan karo dhaawaca lama qaadi karo
Xataa xarumihii Caafimadka oodhan wa la duqeeyay
Biyo majiro Cunto mahaystaan oo shacab dhinac kasta lagaga Xidhay xero ku jira
Meel ay u cararaana ma haystaan runtii wa arin xanuun badan.
Caalamkii islaamkuna way ka indha tirteen dhagaha ayay ka xidheen oohinta Shacabka la xasuuqayo.
Ilahay ha ugargaaro
Ilahay mucjisadiisa haku jabiyo Cadawga
Umadaasna ilahay dhibkan haka dhax saaro
10/01/2023
Dhab TV mahad sanidin runtii barnamish lo bahnaa ayad soo jediseen wan inad barnamish kanoo kale sii wadaan
Halganka sifiican ayad uwadaan
Barnaamijka falanqaynta todobaadka iyo xuduudaha dowlad deegaanka soomaalida Barnaamijka falanqaynta todobaadka iyo xuduudaha dowlad deegaanka soomaalida. Waa maxay doorka Dowladda federaalka Itoobia? Qoomiyaduhu ma wada noolaan karaa...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Chicago, IL